id
int64
0
3.04k
audio
stringlengths
11
14
transcript
stringlengths
11
201
lang_id
stringclasses
1 value
0
chunk_1.wav
sheegayayna wuxuu filayay isaguna in uu si la eg ugu farxo
somali
1
chunk_10.wav
ugu farxay aabbenimada mici libaax dhacdadaasi waxay ahayd tii ugu
somali
2
chunk_100.wav
ah oo uu qoysku ka siman yahay isaga ayaa hormuud
somali
3
chunk_1000.wav
ogaa in aanay ahayn jacayl isaga ahaan loo qabo ee
somali
4
chunk_1001.wav
ay tahay qaddarin ciidanka oo dhan loo hayo haddana islaweyni
somali
5
chunk_1002.wav
aad u badan ayuu dareemay waxay ka mid ahayd waxyaalihii
somali
6
chunk_1003.wav
shaqada sii jeclaysiiyay markii uu tabobarku dhammaaday ciidankii waa la
somali
7
chunk_1004.wav
ka la firdhiyay inbana gobol baa lagu meeleeyay dhawr uu
somali
8
chunk_1005.wav
isagu ku jiro waxaa laga shaqogeliyay gaas fadhigiisu ahaa baydhabo
somali
9
chunk_1006.wav
xerada negeeye lagu qoray in kasta oo aanay ahayn meel
somali
10
chunk_1007.wav
xiise badan maalin walibana u egayd tii tagtay haddana waa
somali
11
chunk_1008.wav
ay ka duwanayd noloshii dhibka badnayd ee tabobarka tii uskagga
somali
12
chunk_1009.wav
ahayd ee geerashka iyo tii darxumada badnayd ee damalweyn intaba
somali
13
chunk_101.wav
ka ah qolka akhriska waxaa taal armaajo ay buugaag ingiriisi
somali
14
chunk_1010.wav
wuxuu yeeshay mushahar uu isku hallayn karo wuxuuna dareemay in
somali
15
chunk_1011.wav
uu taagan yahay meel uu dhismaha mustaqbalkiisa ka amboqaadi karo
somali
16
chunk_1012.wav
madaxweynuhuba mar buu alifle ahaa waddada yari ta weyn ayay
somali
17
chunk_1013.wav
kugu riddaa ayuu isxasuusiyay baydhabo waxaa ku taallay shinoomo laga
somali
18
chunk_1014.wav
dhigo filimo af talyaani ku hadla kaas oo aanay dadka
somali
19
chunk_1015.wav
badankoodu wax badan ama waxba ka fahmin jirin haddana habeen
somali
20
chunk_1016.wav
walba laga buuxi jiray mushkiladda af talyaaniga waxaa lagaga ladnaa
somali
21
chunk_1017.wav
filimada halkaa lagu daawadaa waxay u badnaayeen dagaal iyo fardoolay
somali
22
chunk_1018.wav
maraykan ah waxay kale oo baydhabo ka mid ahayd magaalooyinka
somali
23
chunk_1019.wav
lagaga talo galo hobollada waabberi marka ay sidaan ruwaayadahooda la
somali
24
chunk_102.wav
ahi ka buuxdo waxaana dhex yaal miis ballaadhan iyo kuraas
somali
25
chunk_1020.wav
jecel yahay ruwaayadaha ayuu negeeye filimada ka jeclaa waayo waxay
somali
26
chunk_1021.wav
ka hadli jireen nolol uu fahmayo xiisaha ay magaaladu yeelan
somali
27
chunk_1022.wav
lahayd niman uu negeeye ku jiro waxaa ka carqaladeeyay aqoon
somali
28
chunk_1023.wav
la aanta lahjadda maayga taas oo aanay barashadeeda wax dadaal ah
somali
29
chunk_1024.wav
saarin waxay yaseen dhaqan hoosaadka iyo lahjadda bulshada waxayna si
somali
30
chunk_1025.wav
xaqirid leh u yidhaahdeen waa tii uu sayidku sheegay oo
somali
31
chunk_1026.wav
maaygu af muslin iyo af gaalo toonna ma aha laakiin
somali
32
chunk_1027.wav
askartii lahjaddaa baratay markiiba waxay noqdeen reer baydhabo qaarkoodna waxay
somali
33
chunk_1028.wav
barteen ama guursadeen gabdhihii magaalada negeeye isaga oo laba
somali
34
chunk_1029.wav
bilood baydhabo jooga goor galab ah oo uu xerada turub
somali
35
chunk_103.wav
ku xeeran ilays cad oo qolka dharaar ka dhigaya ayaana
somali
36
chunk_1030.wav
ku cayaarayo ayaa loo sheegay in ay qof dumar ahi
somali
37
chunk_1031.wav
debedda ku sugayso xasuusta ku ma uu hayn gabadh soo
somali
38
chunk_1032.wav
booqan karta sidaas darteed intii uu albaabka weyn ee xerada
somali
39
chunk_1033.wav
ku sii socday wuxuu ka fekeray ta ay noqon karto
somali
40
chunk_1034.wav
markii uu debedda u soo baxay wuxuu arkay haweenay geed
somali
41
chunk_1035.wav
hoos fadhida ilmo yar ayay dhabta ku haysataa wejigeeda diif
somali
42
chunk_1036.wav
ayaa ka muuqata laakiin ma garan waayi karo waa
somali
43
chunk_1037.wav
amran damalweyn ha necbaado mase illaawin gaar ahaan hooyadii iyo
somali
44
chunk_1038.wav
amran labadaba joogto ayuu uga fekeraa had iyo goor waa
somali
45
chunk_1039.wav
uu maleeyaa ka uu noqon karo ninka amran ka dhaxlay
somali
46
chunk_104.wav
ka soo dul lusho halkaas ayuu inta badan marka uu
somali
47
chunk_1040.wav
ee habeen walba marka tuulada laga seexdo mutulkii xumaa ku
somali
48
chunk_1041.wav
la xisaabtama haddii uu xamar tago cid damalweyn ka timid
somali
49
chunk_1042.wav
wuu la kulmi lahaa ha yeesho ee baydhabo cidna ku
somali
50
chunk_1043.wav
la ma kulmi karo aad ayaad isu beddeshay ayay ku
somali
51
chunk_1044.wav
tidhi markii ay isbariidiyeen waad sii kortay shaarubo weyna la
somali
52
chunk_1045.wav
baxday qudhaadu waad isbeddeshay waad caatowday waqtiga ayaa caato iska
somali
53
chunk_1046.wav
ahaa ayay tidhi oo ilmihii inta ay kor u soo
somali
54
chunk_1047.wav
qaadday sida muraayadda negeeye wejiga ugu beegtay waxyaalo badan baa
somali
55
chunk_1048.wav
isbeddelay ninkan yarina isbeddelka ayuu ka mid yahay ee bal
somali
56
chunk_1049.wav
isbarta negeeye wuxuu eegay ilmihii oo ahaa qof weli aad
somali
57
chunk_105.wav
guriga joogo wax ku akhristaa carruurtana duruusta kaga caawiyaa qolkaa
somali
58
chunk_1050.wav
u yar oo laba indhood oo aan libiqsanayn ku soo
somali
59
chunk_1051.wav
fiirinaya wuu maleeyay waxa ay soo waddo isaga oo dhididsan
somali
60
chunk_1052.wav
neeftuna dirqi kaga soo baxayso ayuu si dareen ka buuxo
somali
61
chunk_1053.wav
amran ugu dhaygagay intii aan wax hadal ahi ka soo
somali
62
chunk_1054.wav
bixin ayay u raacisay waxaan u bixiyay kaliil laba sababoodba
somali
63
chunk_1055.wav
waa mar ee wuxuu dhashay kaliil waa marka labaad ee
somali
64
chunk_1056.wav
wuxuu i baday kulayl rafaad badan baan ku keliyaystay waad
somali
65
chunk_1057.wav
og tahay dadku sida ay u arxan daran yihiin marka
somali
66
chunk_1058.wav
ay gabadh aan nin lahayni uur yeelato waan fahmayaa ayuu
somali
67
chunk_1059.wav
ugu garaabay waa markii kowaad intii ay dhibaatada la kulantay
somali
68
chunk_106.wav
waxaa ka reebban wax aan akhris ahayn gurigaas ayay reerku
somali
69
chunk_1060.wav
ee ay maqasho cid u garowda illin ku gaaxatay ayaana
somali
70
chunk_1061.wav
kediso uga soo qubatay xaaladda aan ku ummulay ilaahay uun
somali
71
chunk_1062.wav
baa fahmi kara dhib kastaba aan ka soo maro ee
somali
72
chunk_1063.wav
faan ayay ii ahayd in aad aabbihii tahay laakiin xaq
somali
73
chunk_1064.wav
ma u lee yahay in aan ku idhaahdo nin kasta
somali
74
chunk_1065.wav
oo kale ayaa kaliil aabbe u ahaan kara si naxdin
somali
75
chunk_1066.wav
leh ayay negeeye eegmada ugu la boodday ilmadii dhabanka qulqulaysay
somali
76
chunk_1067.wav
ayay garbosaarta degdeg ugu masaxday dabadeed si calool adayg leh
somali
77
chunk_1068.wav
ugu tidhi cay kuu ma aan soo doonan ee waxaan
somali
78
chunk_1069.wav
kuugu imid in aynu inankeenna wada korsanno waayo waa adigii
somali
79
chunk_107.wav
kiro ugu jireen ilaa markii ay leyla oo maanta toban
somali
80
chunk_1070.wav
guur ii ballan qaadday waanan ku aamminay haddii aad doontid
somali
81
chunk_1071.wav
cay u qaado laakiin wayddiinta xaq ma u lee yahay
somali
82
chunk_1072.wav
uma lihid maxaad ugu lahaanaysaa waa ayaandarro haddii aad isu
somali
83
chunk_1073.wav
aragtid in aadan aabbe noqon karin ama aadan doonayn in
somali
84
chunk_1074.wav
aad noqotid cabbaar ayay ka la aamuseen oo dhulka xarxarriiqeen
somali
85
chunk_1075.wav
nabarro xanuun lehna ka jeexeen mar dambe ayuu negeeye
somali
86
chunk_1076.wav
madaxa kor u soo qaaday qorigii uu dhulka ku xaquuqayay
somali
87
chunk_1077.wav
ayuu sidii uu cadow ku dhufanayo hortiisa xoog ugu maguujiyay
somali
88
chunk_1078.wav
cir buluug ah oo aan caad lagu ogayn cadceedduna galbeed
somali
89
chunk_1079.wav
uga hoobatay ayuu indhaha mariyay xusuus yar jiidatay ayuu maskaxda
somali
90
chunk_108.wav
jir ahi labo jir ahayd waxyaalahaa xiisaha iyo yaabka leh
somali
91
chunk_1080.wav
ka saaray kaliil oo amran dhabta u saaran ayuu wejigiisa
somali
92
chunk_1081.wav
eegmo ugu noqday isaga oo malaha ka daydayaya meel uu
somali
93
chunk_1082.wav
isaga ama raggii kale ee reer damalweyn midkood uga ekaan
somali
94
chunk_1083.wav
karo wuxuu se ahaa dhaylo aan weli qaab yeelan oo
somali
95
chunk_1084.wav
aan la qiyaasi karin wuxuu ka fekeray amran in ay
somali
96
chunk_1085.wav
si kale u aragto iyada eegmada dambe ee negeeye waxay
somali
97
chunk_1086.wav
gelisay rajo codka niyaddiisa ka guuxaya laakiin aan afkiisa ka
somali
98
chunk_1087.wav
soo bixin si fiican ayay u garatay waa nin ay
somali
99
chunk_1088.wav
taqaan qof aad taqaanna haddii uu seexdo oo soo tooso
somali