set
stringclasses 3
values | file_name
stringlengths 17
25
| audio
sequencelengths 2
2
|
---|---|---|
train | train/chunk_1304.wav | [
"data/train/chunk_1304.wav",
"ayaa xarriijin la dhex mariyay laguna khasbay in ay ka"
] |
train | train/chunk_22.wav | [
"data/train/chunk_22.wav",
"reerku in ay naxariis badan yihiin haddana aad ayuu ugu"
] |
train | train/chunk_1462.wav | [
"data/train/chunk_1462.wav",
"lacag badan ku urursaday waayo dadka la qafaasho qaar badan"
] |
train | train/chunk_874.wav | [
"data/train/chunk_874.wav",
"goodir ka dhintay in ay dacwoodaan markii uu sheegay in"
] |
train | train/chunk_36.wav | [
"data/train/chunk_36.wav",
"wayday waxay isku hawshay in ay indho iyo dhego u"
] |
train | train/chunk_1476.wav | [
"data/train/chunk_1476.wav",
"dhagar qaba markii uu negeeye soo gaadhay salaan ciidan ayuu"
] |
train | train/chunk_860.wav | [
"data/train/chunk_860.wav",
"iyo talyaani casar ma la raray xabashi kiiniya iyo faransiis"
] |
train | train/chunk_1310.wav | [
"data/train/chunk_1310.wav",
"afrika loo geystay haddii ay ahayd dhacwade godobta la ka"
] |
train | train/chunk_2619.wav | [
"data/train/chunk_2619.wav",
"waxay u la mid tahay qof dadkiisa dunida kale la"
] |
train | train/chunk_1338.wav | [
"data/train/chunk_1338.wav",
"dhinac oo afrikaan ahi isku dilaan waxaa ka dhasha laba"
] |
train | train/chunk_2631.wav | [
"data/train/chunk_2631.wav",
"hadhsadaa habeenkiina lagu caweeyaa wax walbana sheeko iyo shaahid la"
] |
train | train/chunk_2157.wav | [
"data/train/chunk_2157.wav",
"mid dadban sida ay u ka la jiraan aqoon toos"
] |
train | train/chunk_690.wav | [
"data/train/chunk_690.wav",
"soo faago taas ayaaba kuugu daran haye habeenkii xigay oo"
] |
train | train/chunk_848.wav | [
"data/train/chunk_848.wav",
"bilood xamar joogay wuxuu u daawasho tegay fagaaraha dabbaaldegga weligii"
] |
train | train/chunk_684.wav | [
"data/train/chunk_684.wav",
"madow oo foolxunna soo ka la haysa waar illayn naxdin"
] |
train | train/chunk_2143.wav | [
"data/train/chunk_2143.wav",
"awood caqliga ka sarraysa oo wax lagu saxo ama lagu"
] |
train | train/chunk_2625.wav | [
"data/train/chunk_2625.wav",
"weyni ka dhex qotomo ku soo wada jeeda sinaba u"
] |
train | train/chunk_109.wav | [
"data/train/chunk_109.wav",
"ee uu raage xamar ugu yimid wuxuu ka fekeri jiray"
] |
train | train/chunk_2816.wav | [
"data/train/chunk_2816.wav",
"uga badan inta ku danaysata sidaas darteed maamulka iyo macallimiinta"
] |
train | train/chunk_2802.wav | [
"data/train/chunk_2802.wav",
"xoqan ee madaxtooyada ha aado maxaa annaga nalaga rabaa ma"
] |
train | train/chunk_135.wav | [
"data/train/chunk_135.wav",
"wuxuu u qaybsanaa dugsiga miiska akhriska iyo sariirta hurdada si"
] |
train | train/chunk_653.wav | [
"data/train/chunk_653.wav",
"iigu jirto toonna garan waayeen ayay mar igu qaddarin jireen"
] |
train | train/chunk_2194.wav | [
"data/train/chunk_2194.wav",
"ka dillaacday oo uu gacanta ku qabtay waxay ku qornayd"
] |
train | train/chunk_2180.wav | [
"data/train/chunk_2180.wav",
"dhaca oo degdeg kuugu ifiya walxaha iyo dhacdooyinka xaqiiqadooda weligaa"
] |
train | train/chunk_1489.wav | [
"data/train/chunk_1489.wav",
"la isu yar furfurmay waxa uu sheegay in uu nin"
] |
train | train/chunk_647.wav | [
"data/train/chunk_647.wav",
"yaab badan una aqoon kororsi badan baan galay cidda keliya"
] |
train | train/chunk_121.wav | [
"data/train/chunk_121.wav",
"ee wuxuu u arkay heshiis markiiba labadii luqadood degdeg ayuu"
] |
train | train/chunk_2369.wav | [
"data/train/chunk_2369.wav",
"horrayso ayaa keenay in uu qofka afrikaanka ahi nolosha inta"
] |
train | train/chunk_1660.wav | [
"data/train/chunk_1660.wav",
"ka helay xisbiga hantiwadaagga kacaanka soomaaliyeed ee degmada hawlwadaag laakiin"
] |
train | train/chunk_1106.wav | [
"data/train/chunk_1106.wav",
"sidee bay iiga kaa maqlaan ma xaas baad ii ahayd"
] |
train | train/chunk_1112.wav | [
"data/train/chunk_1112.wav",
"yaa dhalay ayuu ku fekeray weligii hebednimo ayuu ku hubay"
] |
train | train/chunk_1674.wav | [
"data/train/chunk_1674.wav",
"oo cid iyo ciirsi la ayaan odayga xasuustay iskuna sii"
] |
train | train/chunk_492.wav | [
"data/train/chunk_492.wav",
"sida ay taariikhda aabbahaa iyo taydu isugu eg yihiin anigaba"
] |
train | train/chunk_1884.wav | [
"data/train/chunk_1884.wav",
"mar duumo ba ani dhulka u tuurtay wuxuuna mooday inkaartii uu"
] |
train | train/chunk_2355.wav | [
"data/train/chunk_2355.wav",
"weli sow carooggii dhiillada lahaa ma afuufto dekedihii badweynta atlaantigga"
] |
train | train/chunk_2433.wav | [
"data/train/chunk_2433.wav",
"aha in uu habboon yahay ee wuxuu si aan arxan"
] |
train | train/chunk_2427.wav | [
"data/train/chunk_2427.wav",
"weli waxaa ina hor taal su aashii ahayd hantigoosigu haddii aanu"
] |
train | train/chunk_2341.wav | [
"data/train/chunk_2341.wav",
"in ay soo badbaadaan sida ay u yarayd iyo sida"
] |
train | train/chunk_1648.wav | [
"data/train/chunk_1648.wav",
"uu degganaa kirada si sharaf badan u bixin jiray isla"
] |
train | train/chunk_486.wav | [
"data/train/chunk_486.wav",
"uga duwan kan gacankudhiiglenimada ah ee negeeye loo tirinayo"
] |
train | train/chunk_1890.wav | [
"data/train/chunk_1890.wav",
"wuu hubaa naagtii baas ee reer waaberi iyo yartii macallinku"
] |
train | train/chunk_479.wav | [
"data/train/chunk_479.wav",
"wuxuu soo arkay madaxii faroole oo geed la saaray weli"
] |
train | train/chunk_2396.wav | [
"data/train/chunk_2396.wav",
"uu wax walba dadka kale u la siman yahay wax"
] |
train | train/chunk_451.wav | [
"data/train/chunk_451.wav",
"xanuun lugta dhaawacan ka haya wuxuuna arkay sida ay miciyaha"
] |
train | train/chunk_1847.wav | [
"data/train/chunk_1847.wav",
"aanay jimce ahayn awal wuxuu u fadhiisan jiray akhris laakiin"
] |
train | train/chunk_337.wav | [
"data/train/chunk_337.wav",
"uu raadka u sii fiirsaday wuxuu arkay jeeniga midig in"
] |
train | train/chunk_323.wav | [
"data/train/chunk_323.wav",
"sagaarada oo isdhex daadsan iyo calallo jeexjeexan oo dhiig leh"
] |
train | train/chunk_445.wav | [
"data/train/chunk_445.wav",
"ayuu arkay haddana meel aan ka fogayn ayuu ka arkay"
] |
train | train/chunk_1853.wav | [
"data/train/chunk_1853.wav",
"kale ka fekeraya waxaa xiise aad u badan u yeeshay"
] |
train | train/chunk_2382.wav | [
"data/train/chunk_2382.wav",
"lahaanshaha gaarka ah ee xoogaystay in uu ahaa sababta horumarka"
] |
train | train/chunk_1714.wav | [
"data/train/chunk_1714.wav",
"xalaasha ahayn ku qariyaan imika se buuqa debedda ayaa taa"
] |
train | train/chunk_1072.wav | [
"data/train/chunk_1072.wav",
"uma lihid maxaad ugu lahaanaysaa waa ayaandarro haddii aad isu"
] |
train | train/chunk_1066.wav | [
"data/train/chunk_1066.wav",
"leh ayay negeeye eegmada ugu la boodday ilmadii dhabanka qulqulaysay"
] |
train | train/chunk_1700.wav | [
"data/train/chunk_1700.wav",
"faraxsan yihiin in ay isla fahmayaan carruurnimadii qabyaaladda iyo siyaasadda"
] |
train | train/chunk_2209.wav | [
"data/train/chunk_2209.wav",
"galo oo ka weyn in labadaa looga hiiliyo sababtaas ayuu"
] |
train | train/chunk_1728.wav | [
"data/train/chunk_1728.wav",
"oo uu dhowaan xabsi ka soo baxay mar haddii uu"
] |
train | train/chunk_2221.wav | [
"data/train/chunk_2221.wav",
"ku soo qulqushay dhallinyaro inammo iyo hablaba isugu jirta waa"
] |
train | train/chunk_2547.wav | [
"data/train/chunk_2547.wav",
"sixirroolaha la qoobcayaarayso raage aragti macno leh hore ugama haysan"
] |
train | train/chunk_280.wav | [
"data/train/chunk_280.wav",
"ahayn ku dilay haa waa ay jirteay aabbihii in uu"
] |
train | train/chunk_294.wav | [
"data/train/chunk_294.wav",
"ayaa kambalka hiinraag kaga dhuftay waxayna la noqotay in aan"
] |
train | train/chunk_2553.wav | [
"data/train/chunk_2553.wav",
"ahaa soomaali ka yimid soomaaliya halkan wuxuu ugu yimid dhallinyaro"
] |
train | train/chunk_2235.wav | [
"data/train/chunk_2235.wav",
"qaraabokiil naxdin leh laakiin isaga arjigiisii waxaa ka dabo hadhi"
] |
train | train/chunk_519.wav | [
"data/train/chunk_519.wav",
"ah u soo qaaday dilkii uu damalweyn ka soo geystay"
] |
train | train/chunk_1933.wav | [
"data/train/chunk_1933.wav",
"bakoorad ku tukubaya gaalkii maantana waa kan ayuu yidhi mid"
] |
train | train/chunk_525.wav | [
"data/train/chunk_525.wav",
"ma aad lahayn negeeye wuu yar aamusay dabadeed yidhi aabbahay"
] |
train | train/chunk_243.wav | [
"data/train/chunk_243.wav",
"ahaa ee ku magaca dheeraa faroole isaga oo aad u"
] |
train | train/chunk_2584.wav | [
"data/train/chunk_2584.wav",
"la aan dhimatid halkaas ayuu ka bilawday xiisaha uu arrimaha afrika"
] |
train | train/chunk_2590.wav | [
"data/train/chunk_2590.wav",
"safaaradda oo ay hore isu yaqaanneen ninkaasi raage wuxuu u"
] |
train | train/chunk_257.wav | [
"data/train/chunk_257.wav",
"hilibka aabbihii solayo gaajada darteed dusha ka daawanaya kana fekeraya"
] |
train | train/chunk_1099.wav | [
"data/train/chunk_1099.wav",
"ma jiraa sidee baad ku soo ogaatay in aan baydhabo"
] |
train | train/chunk_1927.wav | [
"data/train/chunk_1927.wav",
"ayuu wayddiimo badan u helay jawaabo siiyay degganaan nafsadeed laakiin"
] |
train | train/chunk_531.wav | [
"data/train/chunk_531.wav",
"waxba may dhicin bal waxa aad ku hadlaysid dhegeyso sidee"
] |
train | train/chunk_2779.wav | [
"data/train/chunk_2779.wav",
"markhaati loo ma hayo oo horeba u ma ay dhicin"
] |
train | train/chunk_1270.wav | [
"data/train/chunk_1270.wav",
"la moodo xoolo ay abaari xaaqday sideedaba goobta dagaalku waxay"
] |
train | train/chunk_900.wav | [
"data/train/chunk_900.wav",
"uga cabanayeen laakiin saddexdii cisho ee ugu horreeyay waxay lahaayeen"
] |
train | train/chunk_1516.wav | [
"data/train/chunk_1516.wav",
"qoortana lagaga taagan yahay ayaa meeshii la doono loo dhoofiyay"
] |
train | train/chunk_914.wav | [
"data/train/chunk_914.wav",
"wuu la qabsaday isaga oo istusay askarinimadu in ay tahay"
] |
train | train/chunk_1502.wav | [
"data/train/chunk_1502.wav",
"ahaa markaa ka dib negeeye habkaas ayuu ku hawl geli"
] |
train | train/chunk_1264.wav | [
"data/train/chunk_1264.wav",
"baqdintii iyo dhaxantiiba isku mar ayay kaceen ciidammada xabashida si"
] |
train | train/chunk_2745.wav | [
"data/train/chunk_2745.wav",
"ma diiriye sidee buu kaasi maamule ku noqday ayaa si"
] |
train | train/chunk_2023.wav | [
"data/train/chunk_2023.wav",
"la socdaa in kasta oo aanu weli ku arag haddana"
] |
train | train/chunk_928.wav | [
"data/train/chunk_928.wav",
"ka mid ah raggii reer damalweyn ee markii uu tabarta"
] |
train | train/chunk_2037.wav | [
"data/train/chunk_2037.wav",
"wax kale ka waydid raage sigaarka marmar ayuu cabbaa qaar"
] |
train | train/chunk_2751.wav | [
"data/train/chunk_2751.wav",
"dadka u soo dhammeeyaa dugsiyada kale oo dhan iyo ilaa"
] |
train | train/chunk_1258.wav | [
"data/train/chunk_1258.wav",
"kalago lahayn waxaa ka darraa diyaaradaha dagaalka oo hawada galaabaxayay"
] |
train | train/chunk_2786.wav | [
"data/train/chunk_2786.wav",
"gutaan ubadkana u korsadaan in ay afka wax geliyaan sow"
] |
train | train/chunk_727.wav | [
"data/train/chunk_727.wav",
"oo nimanku waa ay iga waaweynaayeen igana tuugsanaayeen igana ilbaxsanaayeen"
] |
train | train/chunk_733.wav | [
"data/train/chunk_733.wav",
"oo sugi kari la natiijada duullanka masaarta ku hubaysan ee"
] |
train | train/chunk_2792.wav | [
"data/train/chunk_2792.wav",
"kasta oo aan go aanka goonigoosiga ah lagu jeclayn haddana loo"
] |
train | train/chunk_732.wav | [
"data/train/chunk_732.wav",
"galay haye ayuu negeeye u yidhi si xamaasad leh isaga"
] |
train | train/chunk_2793.wav | [
"data/train/chunk_2793.wav",
"ma joojiyo loo mana juuqo maxaa loogu juuqayaa miyaa la"
] |
train | train/chunk_2787.wav | [
"data/train/chunk_2787.wav",
"xaq u ma leh waa foolxumo faraha lagu la wada"
] |
train | train/chunk_726.wav | [
"data/train/chunk_726.wav",
"ku qooyay ayuu sheekadii halkii ka sii ambaqaaday waa runtaa"
] |
train | train/chunk_2036.wav | [
"data/train/chunk_2036.wav",
"ha cabbin waxaad se xumaantiisa arki maalinta aad cudur mooyee"
] |
train | train/chunk_929.wav | [
"data/train/chunk_929.wav",
"darraa ku wiirsan jiray gaar ahaan aw faarax iyo odaygii"
] |
train | train/chunk_1259.wav | [
"data/train/chunk_1259.wav",
"guuxoodana lagu dhego barjoobayay waxay ahayd xilli qabow roob joogto"
] |
train | train/chunk_2750.wav | [
"data/train/chunk_2750.wav",
"oo keliya ma aha ee dano badan oo kale ayuu"
] |
train | train/chunk_2744.wav | [
"data/train/chunk_2744.wav",
"dib ayuu odaygii shaqada iskaga tegay diiriye ayaana maamule noqday"
] |
train | train/chunk_2022.wav | [
"data/train/chunk_2022.wav",
"laaluushaa oo daaqadda ku soo garaacaa xeeladdaa qudheeda odaygu wuu"
] |
train | train/chunk_1503.wav | [
"data/train/chunk_1503.wav",
"jiray meel walbana nin isbatoorihii beledweyn oo kale ah ayuu"
] |