set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
validation
validation/chunk_3021.wav
[ "data/validation/chunk_3021.wav", "hoose ee cilmiyada reer geeljire galabtii goodaad yimi ayaa markii hadhuub gaalladii culaygii lagu midiiday ee cidaadda lagu masaxay waxa lagu foororiyey dhulka nirgihii edegga ku jiray" ]
validation
validation/chunk_3009.wav
[ "data/validation/chunk_3009.wav", "nac naca iyo xanjada sedka looga dhigo caruurta xilligan joogta laakiin wuxuu wiilkiisa yar u siday kabo maas ah oo cusub iyo makiinad uu ugu talogalay" ]
validation
validation/chunk_3008.wav
[ "data/validation/chunk_3008.wav", "yar dhogortiisa u wanaajiyeen goodaad wiilashii yaryaraa ee geel jiraha ahaa ee ku soo yaacay wax hadiyad ah uma sidin iyaguna ugama fadhiyin waayo dadkii hore ma aqoon" ]
validation
validation/chunk_3020.wav
[ "data/validation/chunk_3020.wav", "si loo carbiyo waxa lagu odhan jirey marka geelu dhalo mandheertiisa ku dul boodbooda waxayna arintaa iyo kuwo kaleba ka mid yihiin tacliinta iyo tababarka lagaga baxo dugsiga" ]
validation
validation/chunk_3034.wav
[ "data/validation/chunk_3034.wav", "wuxuu habeenkaa ku cadho burburay duq abaahoqabsanwayday oo geelal kale ka soo wareegtay markii geelashii laga hadhuub dhigay waxa la isugu yimi golihii geela oo kash kaash sida furaashka" ]
validation
validation/chunk_3022.wav
[ "data/validation/chunk_3022.wav", "ayaa mar qudha yuus cirka isku shareeray iyaga oo u hal celinaya reenka tulud meel durugsan ka soo ololaysa markii la maqlay reenka ka soo yeedhaya ayaa la iska gartay" ]
validation
validation/chunk_3036.wav
[ "data/validation/chunk_3036.wav", "aha ragga geelasha hayey oday goodaad waxa warka lagaga guray jawi xasiloon wuxuuna hadalka ku bilaabay nimanyahow la idiin warran anigu saaka subixii hore" ]
validation
validation/chunk_3037.wav
[ "data/validation/chunk_3037.wav", "ayaan kabta ka soo illaday reerihii oo yaal meesha la yidhaahdo adaadaxa lafcaryaale ee ka sii rogan teedka cawl ku dhal arladaa dad iyo duunyo wixii joogay way" ]
validation
validation/chunk_3023.wav
[ "data/validation/chunk_3023.wav", "galyankaasi yahay hal tilmaaman oo loo yaqaan gobaad hashaas oo maalmaha kareeb cusub ahayd intay mudhayo iyo maajeen hawrtay uurka ka dhaamisay ayay labada gelin kii hore" ]
validation
validation/chunk_3027.wav
[ "data/validation/chunk_3027.wav", "xeradii ay ka fooftay waxay luqunta u ridatay edeggii nirgaha ka dibna waxay ursatay nirigteedii cawaysinkii markii ay geelashu xeryaha ku soo dhamaadeen waxa markiiba loo" ]
validation
validation/chunk_3033.wav
[ "data/validation/chunk_3033.wav", "markasta oo uu doobta ka cisiiyo waxa goojo la amaara qaalmo badan oo uu tiftii gu ga jeeniga mariyey ka dibna abaaho baarqabkii goray kiciye" ]
validation
validation/chunk_3032.wav
[ "data/validation/chunk_3032.wav", "hadii uu doobta ridona waxa dhulka ka hinqada haadda iyo shimbiraha taas oo uu kula baxay naanays caan ah oo la yidhaahdo goray kiciye" ]
validation
validation/chunk_3026.wav
[ "data/validation/chunk_3026.wav", "darka ceelkii xunbo weyne ayey cagaha soo boorimaysatay halkaas oo ay geelii kale ee eeridhabanka ahaa sidii eebo la riday soo dhex mudhay gobaad markii ay soo gaadh" ]
validation
validation/chunk_3018.wav
[ "data/validation/chunk_3018.wav", "ula tagaan banaanka ku dhow inanka yar ee laga maqlo waan haraaday oo biyaan rabaa waxa la maroojiyaa dhegta garaangariyo hadal naxariis lehna nin ku yidhaahdaa xeradaba uma soo" ]
validation
validation/chunk_3030.wav
[ "data/validation/chunk_3030.wav", "dheehanaya geshiga ka muuqda dhogorta geela baarqabka geella oo dhibidu caaryeysatay ayaa sida danabka uga sanqadhinaya doobta awrka baarqab waa ina qoton" ]
validation
validation/chunk_3024.wav
[ "data/validation/chunk_3024.wav", "ba afka dhulka ka daysay maalin oodhan kurraydu juuda hayeen darar awgeedna ibo dilaac qarka u saaran kadibna intay candhada gorof legedka ku haynkari wayday hadba gollaha dhinac uga tu" ]
validation
validation/chunk_3025.wav
[ "data/validation/chunk_3025.wav", "tuuraysa oo ay dambeedadu hibitiqayaan caanaha gororkooduna sibraha qooyey ayaa kurraydii oo daallani casar dheere ka hor leexdeen ka dibna iyada oo aad mooddo soddon qad loo hor" ]
validation
validation/chunk_3031.wav
[ "data/validation/chunk_3031.wav", "waa neef muuqaalkiisa laga cawdibilaysto oo sida heego daruur ah cirka jeex kaa qarinaya waa neef marka uu dhoollaha is mariyo sida ciyowga ugaga dhawaajiya miciyaha" ]
validation
validation/chunk_3019.wav
[ "data/validation/chunk_3019.wav", "hoydo wiilka yar ee jil jileec lagu arkaana waxa loogu yeedhaa naanayso ay ka mid yihiin habari korisay adhimaal iwm wiilasha yaryar" ]
validation
validation/chunk_3042.wav
[ "data/validation/chunk_3042.wav", "meelmar adiga iyo waalidkaaba alle ma cadaabo halkaas ayan cawo kusoo afmeerayna xalqadqadeena kobaad inta xalqada aan aynu ku kulmi doono waxan idinka tagay" ]
validation
validation/chunk_2980.wav
[ "data/validation/chunk_2980.wav", "islegdey oo aalaaba xili roobaadka isku beega xundhurta cirka raxan raxan caraabe ah oo baalaley ah ayaa mashquul ka dhigtay jiho kasta oo aad eegto" ]
validation
validation/chunk_2994.wav
[ "data/validation/chunk_2994.wav", "dayaca ka siiraba awrka rarayga ah ee qooqanina yuu geelasha raacine dabarkaa la ogaada wananka sumallada ahna shakaalka la ogaada yaanay idaha sumal xaddine" ]
validation
validation/chunk_2995.wav
[ "data/validation/chunk_2995.wav", "marwo kor dahab markii ay si dhug leh u dhegaysatay hadalka saygeeda ayey u diyaarisay anfacadii uu ku safar geli lahaa waxayna badhax ugu shubtay sibraar hilib" ]
validation
validation/chunk_2981.wav
[ "data/validation/chunk_2981.wav", "ugaadha cawo darranta ka leedaynaysa iyo duurjoogto kala nooc nooc ah ayaa hareeraha ka dhaafaysa oday goodaad oo salaad maqrib ku tukanaya bog cad burciid xallani ku goglan" ]
validation
validation/chunk_3043.wav
[ "data/validation/chunk_3043.wav", "ya nabadeey" ]
validation
validation/chunk_3041.wav
[ "data/validation/chunk_3041.wav", "waryaridaa warran weriyo meel kale ka timina ma ogi wax waydiina ogaal waa sida ayuu goodaad ku soo afjaray warkiisa gaaxnuug oo warka ka guraya oday goodaad ayaa yidhi warkaa" ]
validation
validation/chunk_2997.wav
[ "data/validation/chunk_2997.wav", "go antee haddii aad caawa ka dhaxdo xerada geela kiishkaa gacanta geli dhulkana libaax baa lagu sheegaaye jaylaaniga qabso waataynu shaadaligiina karinaye" ]
validation
validation/chunk_2983.wav
[ "data/validation/chunk_2983.wav", "qoor ah waxaana ugu horeeyey qurbac midabkiisu yahay madaw bacad ah oo intuu kurusku yuubmay nirgaha la shamal qaadaya neecowda macaan ee burcada" ]
validation
validation/chunk_2968.wav
[ "data/validation/chunk_2968.wav", "gaajaysan maad lafahaaga wax u cuntid maxaad wax u baratay" ]
validation
validation/chunk_2969.wav
[ "data/validation/chunk_2969.wav", "ma gaajo iyo arrad ka dibna dadnimo iyo dugaagnimo ma" ]
validation
validation/chunk_2982.wav
[ "data/validation/chunk_2982.wav", "tahay oday goodaad salaamad naqsi ka dib markii uu geesta bidix jaleecay ayuu isha ku dhuftay nirgo dayrcad u badan oo afdhuubyaalaynaya meel" ]
validation
validation/chunk_2996.wav
[ "data/validation/chunk_2996.wav", "sollay ahna waxay ugu riday kiish ka dibna intay kabaha subag u marisay ayey sahaydii u sudhay sammayda warranka waxayna ku tidhi alla haku nabad geliyee degsiimadu way kala" ]
validation
validation/chunk_3040.wav
[ "data/validation/chunk_3040.wav", "duleedka xerada gaaxnuug oo oday goodaad warka ka guraya ayaa jiibta haya oo leh waa kow socotadayduna ma ahayn mid idin kama shishaysa warna waa iga intaa" ]
validation
validation/chunk_2992.wav
[ "data/validation/chunk_2992.wav", "iyada oo ay labada bahood bah waliba leedahay kadin adhi ah oo aan meesina meesi lagu darin ee mid walba gooni loo raaco goodaad maalintii uu reerka ka soo soc" ]
validation
validation/chunk_2986.wav
[ "data/validation/chunk_2986.wav", "wiilka yar soo cararay waa runtiiye duqu waa aabihii waxay aabihii goodaad ismooganaayeen intii geedaha gu la cunayey oo gaadhaysa muddo bil iyo dhowr caanomaal ah goodaad" ]
validation
validation/chunk_2979.wav
[ "data/validation/chunk_2979.wav", "dayax dhool qarsaday oo ka run sheegay suuradda lagu yaqaan bil saddex iyo toban jirsatay waana bisha loo yaqaan candhoqoys waxa isna i arka yidhi xiddigga xamar" ]
validation
validation/chunk_2978.wav
[ "data/validation/chunk_2978.wav", "aha dhirtu si layaab leh u leeg leegsanayaan cosobka tabaadi noqday caleentuna hawrtay ayaa dhulka cadrisay jihada bari waxa dhirta baarkeeda ka soo fuuray" ]
validation
validation/chunk_2987.wav
[ "data/validation/chunk_2987.wav", "waa oday dhako subagle ah ganka cadina ku cusubyahay wuxuuna salaaddaa maqrib ee uu halkaa ku tukanayey usha ka soo dhigay socoto hal maalin ah oo uu kaga yimi reer" ]
validation
validation/chunk_2993.wav
[ "data/validation/chunk_2993.wav", "socdaalayey wuxuu la soo ballamay min weyntiisa oo la yidhaahdo kor dahab wuxuuna ku yidhi naa hooy xagaa iyo geelashii ayaan u socdaalayaaye intaan maqanahay reerka" ]
validation
validation/chunk_2985.wav
[ "data/validation/chunk_2985.wav", "degta ku sita mid ka mid ah wiilashii yaryaraa ayaa markiiba gartay koofiyadii goodaad ka dibna xagiisa u soo cararay isaga oo ku dhawaaqaya alla waa aabahay" ]
validation
validation/chunk_2991.wav
[ "data/validation/chunk_2991.wav", "toddobaadle googoos waaxyaale isku joog iwm sidookale goodaad bahdiisa yar udbaha iyo loolka sibaaqu kama dhamaadaan" ]
validation
validation/chunk_2990.wav
[ "data/validation/chunk_2990.wav", "ka dhowr harrar baarka ka goyso markaa kaalay arag inta caws duuban ee dhowaan baarka loo tidcay ama loo jebiyey raradu waa nooc banooc shanle" ]
validation
validation/chunk_2984.wav
[ "data/validation/chunk_2984.wav", "lebihawle goodaad oo aan weli ka kicin fadhigii salaadda waxa kayn yar ee oo u dhow qoorteeda kaga soo mudhyidhi wiilal yaryar oo go yaal ka waaweyn iyo hadhuub gaalo" ]