set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
test
test/chunk_2938.wav
[ "data/test/chunk_2938.wav", "xafiiska ugu tegay diiriye waxaa muuqata xaaladda dugsigu in ay" ]
test
test/chunk_2904.wav
[ "data/test/chunk_2904.wav", "maya ka garaabi maayo waayo diin baan ka hadlayaa idinkuna" ]
test
test/chunk_2910.wav
[ "data/test/chunk_2910.wav", "qancin ee qudhiisa wuxuu u arkay sheyddaankii diiriye ka yaraa" ]
test
test/chunk_2911.wav
[ "data/test/chunk_2911.wav", "dooddii wuu beddelay oo wuxuu galay wacdi markii uu cabbaar" ]
test
test/chunk_2905.wav
[ "data/test/chunk_2905.wav", "sharci jinni oo meel laga keenay aan la aqoon baad" ]
test
test/chunk_2939.wav
[ "data/test/chunk_2939.wav", "meel xun marayso dalka oo dhan musuqmaasuq wuu ka jiraa" ]
test
test/chunk_2865.wav
[ "data/test/chunk_2865.wav", "helay markii uu wadaadka arkay wuu maleeyay in uu arday" ]
test
test/chunk_2871.wav
[ "data/test/chunk_2871.wav", "wuu ku arkay dhankoodii ayuu u dhaqaaqay wuxuuna soo gaadhay" ]
test
test/chunk_2897.wav
[ "data/test/chunk_2897.wav", "gashatay hoosna u foororta doodda iyada ku saabsanna la socota" ]
test
test/chunk_2883.wav
[ "data/test/chunk_2883.wav", "ayay u xanaaqsan yihiin in ay cidi soo ka la" ]
test
test/chunk_2868.wav
[ "data/test/chunk_2868.wav", "gacmo dheer oo jilbaha jooga iyo maro cad oo ay" ]
test
test/chunk_2920.wav
[ "data/test/chunk_2920.wav", "kale xafiiska galay laakiin diiriye oo qaylinaya ayaa debedda u" ]
test
test/chunk_2934.wav
[ "data/test/chunk_2934.wav", "dhan kale uga wareego erayo degdeg la isugu maguujiyo iyo" ]
test
test/chunk_2908.wav
[ "data/test/chunk_2908.wav", "waa waajib in loo maro dariiq habboon ma aha in" ]
test
test/chunk_2909.wav
[ "data/test/chunk_2909.wav", "halkan lagu murmo sheekh xasan hadalka raage ku ma uu" ]
test
test/chunk_2935.wav
[ "data/test/chunk_2935.wav", "weedho sarbeeb ah mooyee isaga iyo diiriye weli musuqmaasuqa toos" ]
test
test/chunk_2921.wav
[ "data/test/chunk_2921.wav", "soo eryay hadal iyo wacdi aan loo baahnayn ayuu wadaaye" ]
test
test/chunk_2869.wav
[ "data/test/chunk_2869.wav", "wejiga mooyee madaxa intiisa kale ku dabooshay ayay xidhan tahay" ]
test
test/chunk_2882.wav
[ "data/test/chunk_2882.wav", "iska daa ee godkiisii ayay biyo ugu galeen labaduba aad" ]
test
test/chunk_2896.wav
[ "data/test/chunk_2896.wav", "ayuu iska galay safiya oo sidii ay dhaxamoonayso buugaagtii dhuunta" ]
test
test/chunk_2880.wav
[ "data/test/chunk_2880.wav", "xijaab ku dhigato diiriyana wuu ku gacan saydhay awal isaga" ]
test
test/chunk_2894.wav
[ "data/test/chunk_2894.wav", "ma jiraane waa ayo cidda xaq u leh in ay" ]
test
test/chunk_2937.wav
[ "data/test/chunk_2937.wav", "uu taa isku dayo xisad uu firaaqo lahaa ayuu maamulaha" ]
test
test/chunk_2923.wav
[ "data/test/chunk_2923.wav", "haddii ay gacantiisu irmaan tahay xijaab iska daaye wax kasta" ]
test
test/chunk_2922.wav
[ "data/test/chunk_2922.wav", "haddii aanu wax bixin sidee bay wax ugu hagaagayaan" ]
test
test/chunk_2936.wav
[ "data/test/chunk_2936.wav", "ugama ay wada hadlin maanta ayuu ku tashaday bal in" ]
test
test/chunk_2895.wav
[ "data/test/chunk_2895.wav", "inantayda ku khasabto in ay qaawanaan ku socoto diiriye xafiiska" ]
test
test/chunk_2881.wav
[ "data/test/chunk_2881.wav", "ayaa dadka gardarraysan jiray laakiin maanta laaluush la siiyo" ]
test
test/chunk_2885.wav
[ "data/test/chunk_2885.wav", "wax u arkay ayuu isku dayay in uu dhexdhexaadiyo sheekh" ]
test
test/chunk_2891.wav
[ "data/test/chunk_2891.wav", "isku soo rogay shukran yaa akhii sheekh xasan baa la" ]
test
test/chunk_2932.wav
[ "data/test/chunk_2932.wav", "ay dhuumatay mushkiladdu sow ma aha mid dugsi walba iyo" ]
test
test/chunk_2926.wav
[ "data/test/chunk_2926.wav", "uu shaqada ka bilaabay aad ayuu uga argagaxay marar badan" ]
test
test/chunk_2927.wav
[ "data/test/chunk_2927.wav", "wuu ka fekeray bal waxa uu arrinta ka qaban karo" ]
test
test/chunk_2933.wav
[ "data/test/chunk_2933.wav", "goob kasta oo shaqo taal wuxuu ku tashaday in uu" ]
test
test/chunk_2890.wav
[ "data/test/chunk_2890.wav", "ay isku daaleen inta uu ka soo jeestay ayuu raage" ]
test
test/chunk_2884.wav
[ "data/test/chunk_2884.wav", "gaadho malaha waa ay u baahnaayeen raage isaga oo sidaas" ]
test
test/chunk_2892.wav
[ "data/test/chunk_2892.wav", "i yidhaahdaa ee adiga magacaa raage ayaa anna la i" ]
test
test/chunk_2886.wav
[ "data/test/chunk_2886.wav", "maamuluhu wuxuu kuu la hadlay si wanaagsan isagu sharciga dalka" ]
test
test/chunk_2879.wav
[ "data/test/chunk_2879.wav", "sababta muranka fahan wadaadku wuxuu doonayaa in ay gabadhiisu dugsiga" ]
test
test/chunk_2919.wav
[ "data/test/chunk_2919.wav", "akhriyayaa markii uu raage ka dhaqaaqay ayuu sheekh xasan mar" ]
test
test/chunk_2925.wav
[ "data/test/chunk_2925.wav", "liita gabadhii ku kaxaystay raage meesha sidaas ah ee" ]
test
test/chunk_2931.wav
[ "data/test/chunk_2931.wav", "wuxuu isu arkay gorayadii ciidda madaxa gashatay ee moodday in" ]
test
test/chunk_2930.wav
[ "data/test/chunk_2930.wav", "maqal in uu dugsiga ka beddesho wuu ka fekeray laakiin" ]
test
test/chunk_2924.wav
[ "data/test/chunk_2924.wav", "waa loo oggolaan lahaa sidaas ayuu isaga oo ciil la" ]
test
test/chunk_2918.wav
[ "data/test/chunk_2918.wav", "sugan ee barashada diinta aynu ku dadaalno mahadsanid waan soo" ]
test
test/chunk_2878.wav
[ "data/test/chunk_2878.wav", "tihid denbigeedana ma lihid ayuu wadaadkii ku dooday durba macallinku" ]
test
test/chunk_2887.wav
[ "data/test/chunk_2887.wav", "u yaal ma dejin markaa waxaa habboon intii aad macnodarro" ]
test
test/chunk_2893.wav
[ "data/test/chunk_2893.wav", "yidhaahdaa dugsiga ayaan bare ka ahay yaa akhii wax kale" ]
test
test/chunk_2943.wav
[ "data/test/chunk_2943.wav", "ka qabanno diiriye shiddaba isma gelin ee inta uu labada" ]
test
test/chunk_2957.wav
[ "data/test/chunk_2957.wav", "in ay isaga iyo barayaasha kale si wadajir ah dacwad" ]
test
test/chunk_2956.wav
[ "data/test/chunk_2956.wav", "uu ka fekero sidii uu diiriye shaqada uga qaadi lahaa" ]
test
test/chunk_2942.wav
[ "data/test/chunk_2942.wav", "taagan tahay sow ma habboona haddaba in aynu arrinta wax" ]
test
test/chunk_2954.wav
[ "data/test/chunk_2954.wav", "inta uu diiriye awoodda ugu sarraysa iyo awoodda oo dhan" ]
test
test/chunk_2940.wav
[ "data/test/chunk_2940.wav", "laakiin u malayn maayo in ay jirto meel halkan la" ]
test
test/chunk_2941.wav
[ "data/test/chunk_2941.wav", "mid ahi waa shaqadeenna iyo xilkeenna waxa ay dhibaatadu ka" ]
test
test/chunk_2955.wav
[ "data/test/chunk_2955.wav", "ee dugsiga lee yahay maalintaas ka dib wuxuu bilaabay in" ]
test
test/chunk_2951.wav
[ "data/test/chunk_2951.wav", "u ma ega in uu talo qaato ha joogtee waqtigii" ]
test
test/chunk_2945.wav
[ "data/test/chunk_2945.wav", "aad u deggan u yidhi aniga shaqadayda dhibaato igama haysato" ]
test
test/chunk_2944.wav
[ "data/test/chunk_2944.wav", "gacmood qadaadka ku qabsaday oo dib ugu tiirsaday ayuu si" ]
test
test/chunk_2950.wav
[ "data/test/chunk_2950.wav", "ayuu uga xanaaqay isyeelyeelka diiriye shidaanaba shidan qof wax bi inayaba" ]
test
test/chunk_2946.wav
[ "data/test/chunk_2946.wav", "ee taada miyay kaa haysataa waa hubaal labadeennaba in ay" ]
test
test/chunk_2952.wav
[ "data/test/chunk_2952.wav", "wadahadalka wuxuu ku lumiyay jeesjees iyo googgaalaysi maalintaas ayuu ka" ]
test
test/chunk_2953.wav
[ "data/test/chunk_2953.wav", "quustay wax ka qabasho habboon oo arrinta lagu samayn karo" ]
test
test/chunk_2947.wav
[ "data/test/chunk_2947.wav", "inaga haysato ma jirto mushkilad ka weyn xilka hawleed iyo" ]
validation
validation/chunk_2989.wav
[ "data/validation/chunk_2989.wav", "walba sidii geed saarbay uga lushaan goodaad bahdiisa weyni waa guri ay joogaan hablo nacfi badan oo aan qabyada rarada isu dhiibban ee ay midwaliba gu ga iyo jiilaal" ]
validation
validation/chunk_2976.wav
[ "data/validation/chunk_2976.wav", "ah waxa godka shalam tidhi cadceedda oo baradho u eg kana gondo degtay oo caraabeheeda ku sii gelbiyey lingaxa falaadho sagal guduud ah dhulka" ]
validation
validation/chunk_2977.wav
[ "data/validation/chunk_2977.wav", "laftiisa ayaa gucumada sagalka cirka ku sharfay lingaxa galbeedna kaga suntay hariiryo sidbaaq guduudan xilligu waa diriradii gu nimo oo ay laam" ]
validation
validation/chunk_2988.wav
[ "data/validation/chunk_2988.wav", "kiisii goodaad wuxuu denbaabaa reer weyne dad iyo duunyabo buuxa wuxuuna leeyahay labo ooryood labadiisa aqalna kebduhu marna kama madoobaadaan ee goor" ]
validation
validation/chunk_2975.wav
[ "data/validation/chunk_2975.wav", "shandaranlay ee daawasho wacan waxay ahayd goor gabal dhac" ]
validation
validation/chunk_2974.wav
[ "data/validation/chunk_2974.wav", "asalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu bulshada sharafta mudan ee ku xidhan chenelka maanmaal kusoo dhawada halkan waxaan ka bilaabi doona sheeko taxane inoo noqon doonta oo magaceeda la yidhaahdo" ]
validation
validation/chunk_2970.wav
[ "data/validation/chunk_2970.wav", "ka la jiraan xaaraan iyo xalaal dhac iyo dhaqasho dulmi" ]
validation
validation/chunk_2965.wav
[ "data/validation/chunk_2965.wav", "adag wasaaradda ku lee yahay haddaba maxaa talo ah ma" ]
validation
validation/chunk_2971.wav
[ "data/validation/chunk_2971.wav", "iyo daacadnimo ma ka la jiraan maxaa kaa galay waxa" ]
validation
validation/chunk_2998.wav
[ "data/validation/chunk_2998.wav", "markii ay kor dahab intaa tidhi ayuu goodaad ku yidhi nabadgelyo ka dibna wuu dhaqaaqey intuu kabtii suunka u xidhay warrankii oo labo shaysammayda u sudhanyihiinna degta saaray balse kor" ]
validation
validation/chunk_2967.wav
[ "data/validation/chunk_2967.wav", "raqdid oo aad sida diiriye dhabannada ka dhalaashid sow adigan" ]
validation
validation/chunk_2973.wav
[ "data/validation/chunk_2973.wav", "walba wax loo walaaqday ee maad dhankaaga ka gashid" ]
validation
validation/chunk_2972.wav
[ "data/validation/chunk_2972.wav", "ka la jira waa taa sidii waylo dhooqo galay dhan" ]
validation
validation/chunk_2966.wav
[ "data/validation/chunk_2966.wav", "ku la tahay in aad waxaa la raqayo dhankaaga ka" ]
validation
validation/chunk_2999.wav
[ "data/validation/chunk_2999.wav", "dahab mar kale ayey hadal ka dabatuurtay waxayna tidhi inanka balayax wuu arraddanyahay ee magaalada u soo dir callalo haka soo iibsadee ka dibna waxay cabbaar sii milicsatay jaan" ]
validation
validation/chunk_3014.wav
[ "data/validation/chunk_3014.wav", "ayaanu habeed geel mooyaane wax kale urinne geeljirayaashu waxay ka koobnaayeen saddex raqam oo kala ah doobab kurray iyo xerojoog nooca xerojoog" ]
validation
validation/chunk_3000.wav
[ "data/validation/chunk_3000.wav", "qaadka goodaad iyada oo qalbiga is kala sheekaysanaysa isuna miisaamaysa oo is barbardhigaysa faraqa u dhexeeya talaabadii uu fadlin jiray ayaamihii aqal galkooda iyo maalintaa" ]
validation
validation/chunk_3028.wav
[ "data/validation/chunk_3028.wav", "diiriyey gaawayaasha waxaana halihii ka reebka ahaa loogu hor godlay goobaad oo aanay suurogal ahayn in hal kale laga hor godlo goobaad waa madi is nacday waxaana la isu dabo joojiyey" ]
validation
validation/chunk_3029.wav
[ "data/validation/chunk_3029.wav", "labo hadhuub gaal oo mid walba mar lagala hoos baxay isaga oo xoorku sida koofiyadda isu taagay goodaad wuxuu dhex galay xerada geela horweynka ah isaga oo dhee" ]
validation
validation/chunk_3001.wav
[ "data/validation/chunk_3001.wav", "oo soddon gu laga joogo aqal koodii talaabada goodaad ee is dhintay kor dahab kuma darin qiimaynteeda gabow laakiin waxay wax ka saartay maydhan oo ah dangal" ]
validation
validation/chunk_3015.wav
[ "data/validation/chunk_3015.wav", "jooga loo yaqaan waa kurray soo koraysa waxaana laga keenay reeraha iyada oo badiba la soo kaxeeyo xilliga naqa gu iyo dayr hadba kii la doono waxtarkooduna kama badna" ]
validation
validation/chunk_3003.wav
[ "data/validation/chunk_3003.wav", "oo ay jaleecdo aqalka tusmada bidix ka xiga waxa wejigeeda ka sindhiidhijiray curfi hinaase hase yeeshee inkasta oo uu curfiga hinaasuhu kor dahab kaga naxsan jiray" ]
validation
validation/chunk_3017.wav
[ "data/validation/chunk_3017.wav", "yidhaahdaan caanaha waanu ka dheregnay lagama yeelo ee waxa lagu cabsiiyaa dhenged xoordhuug ah habeenkiina waxa la seexiyaa ardaa debedda u furan si ay saxarada iyo kaadida" ]
validation
validation/chunk_3016.wav
[ "data/validation/chunk_3016.wav", "dabka oo ay shidaan nirgaha oo ay ragga geela lisaya ka celiyaan shillinta oo ay geela ka guraan iwm yaryarkani hadii ay" ]
validation
validation/chunk_3002.wav
[ "data/validation/chunk_3002.wav", "dangaladeeda oo uu goodaad kaga gogol cusbaa walow minyarada lafteeda aqal galkeedii waqti badani ka soo wareegay kor dahab waxay weli baaqi ku tahay fir kanax masayr oo markasta" ]
validation
validation/chunk_3006.wav
[ "data/validation/chunk_3006.wav", "ducaysanayeyna wuxuu qalbiga ka lahaa ilaahow gabadh khayr qabta ayaan kaaga baryayaa wiilkayga goodaad markii uu salaadda maqrib ka baxay waxa bogcaddii uu ku tukunayey isku soo tuuray" ]
validation
validation/chunk_3012.wav
[ "data/validation/chunk_3012.wav", "waxoogaa baarka isu salaaxeen ayaa lagu foofay sidii baylahda loo dayactiri lahaa sida nirgo la xereeyo xaabo la soo guro iyo hadhuubbo la culo walaw wiilkii" ]
validation
validation/chunk_3013.wav
[ "data/validation/chunk_3013.wav", "yaraa ee goodaad dhalay aanu galabtaa hawl ka dhakowsiin oo uu la shaamareersanaa aragtida aabihii oo uu ka uriyey jawi magaalo iyo udgoon udgoon ilayn yarku muddo dheer" ]
validation
validation/chunk_3007.wav
[ "data/validation/chunk_3007.wav", "wiilkiisii yaraa ee ku soo cararay oo aad ugu faraxsan aabihii ka dibna goodaad intuu wiilkiisii yaraa il kalgacal ku milicsaday ayuu ku farxay sida ay caanaha geelu wiilka" ]
validation
validation/chunk_3039.wav
[ "data/validation/chunk_3039.wav", "udubka reeruhu ma soo gaadhin nimcaduna ma kala go na oo ma jirto meel aanad cagta ka dhowrayni aniguna tilmaanta xerada ayaan hayey oo waan ku soo tibaday oo galabtaba waxaan ku tukaday" ]
validation
validation/chunk_3011.wav
[ "data/validation/chunk_3011.wav", "si aan dullin ugu dhalan meesha ay goodaad iyo wiilasha yaryari ku kulmeen waxay ahayd duleedka xerada geela ka dibna markii ay odaygii iyo inamadii yaryaraa waxo" ]
validation
validation/chunk_3005.wav
[ "data/validation/chunk_3005.wav", "inuu danbarka geela dhalay isku soo dacar bixiyo iyo inankiisa currad oo doob ah bahda kor dahabna ah inuu ku hiyi geliyo arin guur markii uu salaadda maqrib gadaasheeda" ]
validation
validation/chunk_3004.wav
[ "data/validation/chunk_3004.wav", "hadana cabbaar ka dib labada dumar ah ee isu dangallada ahi waxay ahaayeen heshiis sheeko wadaagna way ahaayeen oday goodaad socdaalka dhinaca geela laba qisdi ayuu ka lahaa" ]
validation
validation/chunk_3010.wav
[ "data/validation/chunk_3010.wav", "inuu dhowr goor timaha kaga xiiro waayo masuuliyadda ugu weyn ee waqtigaa aabaha ka saanrayd inankiisa waxay ahayd cagaagga oo uu ka rabo iyo timaha oo uu ka xiiro" ]
validation
validation/chunk_3038.wav
[ "data/validation/chunk_3038.wav", "nabadgelyo qabeen tigaadda gu guna ma seegin geedka adhi la yidhaahdaana wuxuu raafka kula dhiriqda gunimo naylahana qaadhka lagama saarin hadii eebe kuu roonyahay dhulkaa aan soo maray" ]
validation
validation/chunk_3035.wav
[ "data/validation/chunk_3035.wav", "loogu goglay ka dibna waxa loo dooyeystay waraysi waxaana warka laga toomiyey oday goodaad oo socoto ahaa iyada oo uu hadalka ka guurayey nin la yidhaahdo gaax nuug oo ka mid" ]