set
stringclasses 3
values | file_name
stringlengths 17
25
| audio
sequencelengths 2
2
|
---|---|---|
train | train/chunk_272.wav | [
"data/train/chunk_272.wav",
"keliya ee uu aabbihii u fidin markii uu raage arrinta"
] |
train | train/chunk_266.wav | [
"data/train/chunk_266.wav",
"u muquuniyeen aarkii ayaa gaaddada gashaday dhuuntana ka cantuugay kii"
] |
train | train/chunk_1916.wav | [
"data/train/chunk_1916.wav",
"kale ku fasirtana waxaa ay ku tilmaamaan jaahil xaqa laga"
] |
train | train/chunk_500.wav | [
"data/train/chunk_500.wav",
"raage wuxuu wayddiiyay oo sidee baad ku garatay in uu"
] |
train | train/chunk_1725.wav | [
"data/train/chunk_1725.wav",
"ayuu diiriye saaxiibkii ku la taliyay taladaa qudheeda ayaan adigana"
] |
train | train/chunk_1043.wav | [
"data/train/chunk_1043.wav",
"la ma kulmi karo aad ayaad isu beddeshay ayay ku"
] |
train | train/chunk_299.wav | [
"data/train/chunk_299.wav",
"marka uu bislaado sida uu u cantuugi doono ayuu mar"
] |
train | train/chunk_1057.wav | [
"data/train/chunk_1057.wav",
"og tahay dadku sida ay u arxan daran yihiin marka"
] |
train | train/chunk_2238.wav | [
"data/train/chunk_2238.wav",
"yaqaannaan laakiin dhab ahaantii saaxiibbo badan ku ma leh badankooda"
] |
train | train/chunk_1731.wav | [
"data/train/chunk_1731.wav",
"liita bartay wuxuuna ka baqayaa in uu meel saf loogu"
] |
train | train/chunk_2210.wav | [
"data/train/chunk_2210.wav",
"raage adeerkii abaal ugu hayaa sannadkaa uu dugsiga sare dhammeeyay"
] |
train | train/chunk_1719.wav | [
"data/train/chunk_1719.wav",
"ka atoore ah sida aad mudug atoore uga tahay waan"
] |
train | train/chunk_2576.wav | [
"data/train/chunk_2576.wav",
"ku eegay waxaa u soo baxay laba xaqiiqo oo ka"
] |
train | train/chunk_2562.wav | [
"data/train/chunk_2562.wav",
"yaqaannay xumo iyo samo labadaba fikrado iyo taariikho uu qoraal"
] |
train | train/chunk_2204.wav | [
"data/train/chunk_2204.wav",
"oodan maantana waa qaybta ugu muhiimsan noloshiisa farxadda ay taasi"
] |
train | train/chunk_1692.wav | [
"data/train/chunk_1692.wav",
"ayuu yidhi negeeye isaga oo dirayskii oo kursi ka soo"
] |
train | train/chunk_1686.wav | [
"data/train/chunk_1686.wav",
"u aqoon waayay ma nin reer jilbaweyni ah ayaad aqoon"
] |
train | train/chunk_448.wav | [
"data/train/chunk_448.wav",
"ka waayay ma uu aamminin ee isaga oo waranka riddo"
] |
train | train/chunk_460.wav | [
"data/train/chunk_460.wav",
"aabbihii cunay sidii uu u da yaraa wuuna la yaabay"
] |
train | train/chunk_1876.wav | [
"data/train/chunk_1876.wav",
"isku qabay ayay kurayo khayrdarani arrinta wadwadeen ilaa la"
] |
train | train/chunk_306.wav | [
"data/train/chunk_306.wav",
"ableydii labadii libaax midba mar ku wareemay ayay si buuxda"
] |
train | train/chunk_312.wav | [
"data/train/chunk_312.wav",
"hunguroonayay ee rajada qabay marna argaggaxsanaa ee quusta ahaa hiilka"
] |
train | train/chunk_474.wav | [
"data/train/chunk_474.wav",
"bixiyay micilibaax maalintaas ayuuna dadkiisa ka helay qaddarinta weyn ee"
] |
train | train/chunk_1862.wav | [
"data/train/chunk_1862.wav",
"ay kurayo khayr darani geeyeen aqal waaberi ku yaallay naag"
] |
train | train/chunk_1889.wav | [
"data/train/chunk_1889.wav",
"ay xaaraan iyo xumaan wada yihiin iyo in kale kollay"
] |
train | train/chunk_1651.wav | [
"data/train/chunk_1651.wav",
"diiriye la tageen markii ay gogol dhigteen qaadkiina furteen ee"
] |
train | train/chunk_2358.wav | [
"data/train/chunk_2358.wav",
"wax lagu degdegay guuldarradaa haddii wax laga kororsan lahaa afrika"
] |
train | train/chunk_1137.wav | [
"data/train/chunk_1137.wav",
"sababaha faqriga ma jirto cillad aanay cilmigeeda lahayni intaas oo"
] |
train | train/chunk_1123.wav | [
"data/train/chunk_1123.wav",
"guri uu lahaa askari ay saaxiib ahaayeen oo xaas magaalada"
] |
train | train/chunk_1645.wav | [
"data/train/chunk_1645.wav",
"weli iibin markii qiimaha cabbaar la isku jiidjiiday odaygii wuxuu"
] |
train | train/chunk_2364.wav | [
"data/train/chunk_2364.wav",
"laba iyo toban sano dib ugu lugeeyo sahaydiisu maxay ahayd"
] |
train | train/chunk_2402.wav | [
"data/train/chunk_2402.wav",
"maqalno dhaqan isqalasho ka jirto sidaas darteed wayddiimaha kor ku"
] |
train | train/chunk_2416.wav | [
"data/train/chunk_2416.wav",
"qof ee dunida ugu dambeeya mid qudha looga jarayo isboobka"
] |
train | train/chunk_1679.wav | [
"data/train/chunk_1679.wav",
"haddii ay tii alle igu timaaddo cidda uu kaliil u"
] |
train | train/chunk_2370.wav | [
"data/train/chunk_2370.wav",
"ugu yar ee ku filan raalli ku noqdo giddi kuwa"
] |
train | train/chunk_2827.wav | [
"data/train/chunk_2827.wav",
"soo yar daahay ama maalin dugsiga ka maqnaaday amaba mid"
] |
train | train/chunk_138.wav | [
"data/train/chunk_138.wav",
"oo uu ka heli karo wax uu akhriyo meelahaas oo"
] |
train | train/chunk_1490.wav | [
"data/train/chunk_1490.wav",
"ragga la qabtay ka mid ah oo baabuurka ku jira"
] |
train | train/chunk_886.wav | [
"data/train/chunk_886.wav",
"sigaarka cabbaa ciidan u noqon karo negeeye isagu markiiba taladaa"
] |
train | train/chunk_2199.wav | [
"data/train/chunk_2199.wav",
"eg yahay waxyaalihii uu markaas yaqaannay tusaale ahaan xarafka o"
] |
train | train/chunk_1484.wav | [
"data/train/chunk_1484.wav",
"gacan ku hayn oo xero magaalada u dhow ku qoran"
] |
train | train/chunk_892.wav | [
"data/train/chunk_892.wav",
"badnayd taariikhda soomaaliya oo ay sabab u ahaayeen askartii talada"
] |
train | train/chunk_2833.wav | [
"data/train/chunk_2833.wav",
"ku yidhaahdo wuu og yahay in uu keenayo waalid xanaaq"
] |
train | train/chunk_104.wav | [
"data/train/chunk_104.wav",
"ka soo dul lusho halkaas ayuu inta badan marka uu"
] |
train | train/chunk_662.wav | [
"data/train/chunk_662.wav",
"taa iyaga ayaa u dambaynaya diiriye laba xabbadood oo sigaar"
] |
train | train/chunk_676.wav | [
"data/train/chunk_676.wav",
"la soo orday waan garanayaa waxa aad soo waddid intii"
] |
train | train/chunk_110.wav | [
"data/train/chunk_110.wav",
"una fiirsan jiray intii uu cusbaa ee uu firaaqada haystay"
] |
train | train/chunk_1335.wav | [
"data/train/chunk_1335.wav",
"wax la eg weligeed la ma yeelin dagaalka afrikaankuna badanaa dagaal"
] |
train | train/chunk_1453.wav | [
"data/train/chunk_1453.wav",
"ayaa hawlgallada noocaas ah ku naf waayi jiray kuwo kale"
] |
train | train/chunk_845.wav | [
"data/train/chunk_845.wav",
"markii ay abtigii iskhilaafeen diiriye oo uu sidaas xamar ugu"
] |
train | train/chunk_13.wav | [
"data/train/chunk_13.wav",
"ka baadi goobay wax uu ka maqlay intii aanu u"
] |
train | train/chunk_1447.wav | [
"data/train/chunk_1447.wav",
"lamafilaan ah ugu ka la bixin jireen weerar laga argaggaxo"
] |
train | train/chunk_851.wav | [
"data/train/chunk_851.wav",
"culus waa duni yaab leh oo ku cusub gaardiga iyo"
] |
train | train/chunk_689.wav | [
"data/train/chunk_689.wav",
"ayayna ii sheegeen haddii aan nolol doonayo in aan lacagta"
] |
train | train/chunk_2628.wav | [
"data/train/chunk_2628.wav",
"guriga leh ee uu la degay ee reer xaaji cabdulle"
] |
train | train/chunk_1321.wav | [
"data/train/chunk_1321.wav",
"yahay in uu dulmi yahay wuxuu hindisaa halkudhig akhlaaqeed oo"
] |
train | train/chunk_2600.wav | [
"data/train/chunk_2600.wav",
"kelitaliska afrika wuxuu la mid yahay nin hooyadii kufsanaya waa"
] |
train | train/chunk_1309.wav | [
"data/train/chunk_1309.wav",
"hore waa dhacwade qaybta dambena waa raacdareeb dullaynta iyo bililiqada"
] |
train | train/chunk_879.wav | [
"data/train/chunk_879.wav",
"dhaqameed lagu dhammeeyay dartood baqdinta uu rooble ka digayaa isaga"
] |
train | train/chunk_2166.wav | [
"data/train/chunk_2166.wav",
"kaga taagan yahay cabaado oo sidii uu dhunkaal cunay labada"
] |
train | train/chunk_2172.wav | [
"data/train/chunk_2172.wav",
"la baxo sow gartii ma aha in uu talo awoow"
] |
train | train/chunk_2614.wav | [
"data/train/chunk_2614.wav",
"ka ma ay ahayn waayo magac qarsoodi ah ayuu adeegsan"
] |
test | test/chunk_2962.wav | [
"data/test/chunk_2962.wav",
"wax awoodda maamulka ku abtirsada laga hor yimaaddo fal noocaas"
] |
test | test/chunk_2963.wav | [
"data/test/chunk_2963.wav",
"ah waxaa lagu xukumi karaa shoobbare taas oo ah dacwad"
] |
test | test/chunk_2961.wav | [
"data/test/chunk_2961.wav",
"dhegooleeyaan sidaas oo kale mar haddii ay xaaraan tahay in"
] |
test | test/chunk_2949.wav | [
"data/test/chunk_2949.wav",
"takrifalno oo shaqadaada miyaad dayacday kuna takrifashay raage si weyn"
] |
test | test/chunk_2948.wav | [
"data/test/chunk_2948.wav",
"akhlaaqeed ee shaqadeenna inaga saaran in aynu dayacno ama ku"
] |
test | test/chunk_2960.wav | [
"data/test/chunk_2960.wav",
"laylyan yihiin lagana yaabo in ay arrin noocaas ah iska"
] |
test | test/chunk_2958.wav | [
"data/test/chunk_2958.wav",
"qoraal ah wasiirka wasaaradda waxbarashada u gudbiyaan ayuu ka fekeray"
] |
test | test/chunk_2964.wav | [
"data/test/chunk_2964.wav",
"khatar ah midda kale waa hubaal diiriye in uu dad"
] |
test | test/chunk_2959.wav | [
"data/test/chunk_2959.wav",
"haddana wuxuu xasuustay in ay barayaasha badankoodu diiriye u"
] |
test | test/chunk_2875.wav | [
"data/test/chunk_2875.wav",
"la timid adigu miyaad shareecada ilaahay ka weyn tahay waxii"
] |
test | test/chunk_2901.wav | [
"data/test/chunk_2901.wav",
"midda kale miyaadan ka garaabayn sharcigani in aanu ahayn mid"
] |
test | test/chunk_2915.wav | [
"data/test/chunk_2915.wav",
"leh mar haddii aad madraso taanawi ah macallin ka tahay"
] |
test | test/chunk_2929.wav | [
"data/test/chunk_2929.wav",
"kiciyo ma uu doonayn dacwadna in diiriye horeba loogala quustay"
] |
test | test/chunk_2928.wav | [
"data/test/chunk_2928.wav",
"buuq iyo xiisad aan natiijo macno leh dhalayn in uu"
] |
test | test/chunk_2914.wav | [
"data/test/chunk_2914.wav",
"oo carabi ah oo raage u soo taagay isaga oo"
] |
test | test/chunk_2900.wav | [
"data/test/chunk_2900.wav",
"u fasirin haa xijaab ma aha laakiin qaawanaanna ma aha"
] |
test | test/chunk_2874.wav | [
"data/test/chunk_2874.wav",
"haddii kale annaga naguma khasbi kartid sharci aad sacuudiga ka"
] |
test | test/chunk_2889.wav | [
"data/test/chunk_2889.wav",
"shaqo ku leh dacwadaada u la tagtid wadaadkii diiriye oo"
] |
test | test/chunk_2876.wav | [
"data/test/chunk_2876.wav",
"uu ilaahay soo dejiyay cidda diiddaa waa gaal maxaad markaas"
] |
test | test/chunk_2916.wav | [
"data/test/chunk_2916.wav",
"carabiga waa taqaan ee soo akhri kitaabkan haddii aynu diinta"
] |
test | test/chunk_2902.wav | [
"data/test/chunk_2902.wav",
"dugsigan iyo gabadhaada oo keliya khuseeya ee dalka oo dhan"
] |
test | test/chunk_2903.wav | [
"data/test/chunk_2903.wav",
"ka jiro cidda fulin weydaana tahay cid sharciga ka leexatay"
] |
test | test/chunk_2917.wav | [
"data/test/chunk_2917.wav",
"baranno waa aynu tafaahumi lahayn mushkiladdu waa jahli xaqa inagaga"
] |
test | test/chunk_2877.wav | [
"data/test/chunk_2877.wav",
"meel kale iigu diraysaa sow adigu halkan mas uul ka ma"
] |
test | test/chunk_2863.wav | [
"data/test/chunk_2863.wav",
"dhexaad ah oo gadh weyn leh dhar sacuudina gashan waa"
] |
test | test/chunk_2888.wav | [
"data/test/chunk_2888.wav",
"isugu xiiqi lahaydeen in aad wasaaradda ama ciddii kale ee"
] |
test | test/chunk_2898.wav | [
"data/test/chunk_2898.wav",
"laakiin aan waxba ku darsan karin ayuu raage yar milicsaday"
] |
test | test/chunk_2867.wav | [
"data/test/chunk_2867.wav",
"laabta ku haysata ayaa maamulaha iyo wadaadka ag taagan shaadh"
] |
test | test/chunk_2873.wav | [
"data/test/chunk_2873.wav",
"yaal ka weyn tahay orod cidda ay khusayso uga dacwood"
] |
test | test/chunk_2913.wav | [
"data/test/chunk_2913.wav",
"ah oo garabka uga lulatay ka soo saaray buug yar"
] |
test | test/chunk_2907.wav | [
"data/test/chunk_2907.wav",
"muslimiin ahi ku dhaqmi karaan laakiin haddii wax la beddelayo"
] |
test | test/chunk_2906.wav | [
"data/test/chunk_2906.wav",
"ka hadlaysaan ma jiro sharci aan diinta ahayn oo dad"
] |
test | test/chunk_2912.wav | [
"data/test/chunk_2912.wav",
"si degdeg ah u hadlay ee xiiqay ayuu boorso maas"
] |
test | test/chunk_2872.wav | [
"data/test/chunk_2872.wav",
"diiriye oo wadaadka ku leh haddii aad sharciga dalka u"
] |
test | test/chunk_2866.wav | [
"data/test/chunk_2866.wav",
"uu diiriye eryay u dacwoonayo haa gabadh yar oo buugaag"
] |
test | test/chunk_2899.wav | [
"data/test/chunk_2899.wav",
"yunifoomka dugsigu qaawanaan ma aha ee horta qalad wax ha"
] |
test | test/chunk_2870.wav | [
"data/test/chunk_2870.wav",
"raage yarta shakhsi ahaan u ma yaqaan laakiin muuqeeda dugsiga"
] |
test | test/chunk_2864.wav | [
"data/test/chunk_2864.wav",
"wahaabi ayaa ahaa dareenkii ugu horreeyay ee uu raage iska"
] |