set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
train
train/chunk_1446.wav
[ "data/train/chunk_1446.wav", "beelaha beeraleyda ah meel kasta negeeye iyo ciidankiisu waxay si" ]
train
train/chunk_1320.wav
[ "data/train/chunk_1320.wav", "in aanu sideedii kaga nimaadno dulmi waliba marka uu og" ]
train
train/chunk_2629.wav
[ "data/train/chunk_2629.wav", "dhaqan ahaan aad ayay u furfuran yihiin barxaddaa geedka hoostiisa" ]
train
train/chunk_1334.wav
[ "data/train/chunk_1334.wav", "biirsaday cid kastaana ha farageliso ee waxa ay iyadu isyeeshay" ]
train
train/chunk_12.wav
[ "data/train/chunk_12.wav", "iyo tolka si uu shakhsiyadda adeerkii u fahmo wuxuu xasuusta" ]
train
train/chunk_844.wav
[ "data/train/chunk_844.wav", "una jidh wanaagsan oo uu amran ku soo xasuustay negeeye" ]
train
train/chunk_1452.wav
[ "data/train/chunk_1452.wav", "waa meesha laga helo iyo nasiibkii dad aan tiro lahayn" ]
train
train/chunk_677.wav
[ "data/train/chunk_677.wav", "ay kaa heleen mooyee intii kalena waa ay kaa qaadeen" ]
train
train/chunk_111.wav
[ "data/train/chunk_111.wav", "dhawr bilood ka dib ayuu se afar ku noqday saddexdii" ]
train
train/chunk_105.wav
[ "data/train/chunk_105.wav", "guriga joogo wax ku akhristaa carruurtana duruusta kaga caawiyaa qolkaa" ]
train
train/chunk_663.wav
[ "data/train/chunk_663.wav", "ah oo qaaqaawan ayuu jeebka sare ee shaadhka ka soo" ]
train
train/chunk_893.wav
[ "data/train/chunk_893.wav", "dalka maroorsatay iyo isu diyaarinta halgankii lagu heshiiyay in soomaalida" ]
train
train/chunk_1485.wav
[ "data/train/chunk_1485.wav", "yahay hadaltiro noocaas ah oo aan negeeye dan ka lahayn" ]
train
train/chunk_2832.wav
[ "data/train/chunk_2832.wav", "ha la ii keeno haddii uu arday sabool ah hadalkaas" ]
train
train/chunk_139.wav
[ "data/train/chunk_139.wav", "uu rooble geeyay markii uu raage xamar soo galay" ]
train
train/chunk_2826.wav
[ "data/train/chunk_2826.wav", "in uu arko iyaga oo sigaar cabbaya ama xisad ka" ]
train
train/chunk_2198.wav
[ "data/train/chunk_2198.wav", "kaashanaya ayuuna xaraf walba ugu magac daray waxa uu u" ]
train
train/chunk_887.wav
[ "data/train/chunk_887.wav", "meelmarinteeda ayuu u tabaabulshaystay barashadii farsamadana degdeg ayuu faraha uga" ]
train
train/chunk_1491.wav
[ "data/train/chunk_1491.wav", "sii dayntiisa ugu yimid belo qaaddayga waxaa dhalay oday lacag" ]
train
train/chunk_2417.wav
[ "data/train/chunk_2417.wav", "iyo ismuquunintu ilaa hadda waxay aadamiga u soo jiideen hoog" ]
train
train/chunk_2371.wav
[ "data/train/chunk_2371.wav", "laga adkaaday sida afrikaanka hindida iyo ustareeliyiinta waa kuwo habnololeedkooda" ]
train
train/chunk_1678.wav
[ "data/train/chunk_1678.wav", "ay tahay hiil iyo hoo ka ma hagrado maanta" ]
train
train/chunk_2365.wav
[ "data/train/chunk_2365.wav", "gulufkii cuslaa ee ay reer yurub dunida kale ku qaadeen" ]
train
train/chunk_2403.wav
[ "data/train/chunk_2403.wav", "xusani waxay inagaga dhacayaan maskax ka aragti qaadanaysa xaalad" ]
train
train/chunk_1122.wav
[ "data/train/chunk_1122.wav", "ee ay aabbennimadiisa kaliil ku sharciyayn karaan habeenkaa wuxuu geeyay" ]
train
train/chunk_1644.wav
[ "data/train/chunk_1644.wav", "ugu tageen odaygii guriga lahaa oo u sheegay in aanu" ]
train
train/chunk_2359.wav
[ "data/train/chunk_2359.wav", "maanta ma ay ahaateen beerta tijaabada iyo sheybaarka dhimashada weligii" ]
train
train/chunk_1650.wav
[ "data/train/chunk_1650.wav", "oo aanay laba sano isarag qaad ayay qaateen oo qolkii" ]
train
train/chunk_1888.wav
[ "data/train/chunk_1888.wav", "baqdin joogto ah isaga oo ka la garan la in" ]
train
train/chunk_1136.wav
[ "data/train/chunk_1136.wav", "cuudisaa jimanka waxay sheegta cudurrada waxay qortaa maddiidada waxay tilmaantaa" ]
train
train/chunk_313.wav
[ "data/train/chunk_313.wav", "keliya ee uu aabbihii u fidin karaa wuxuu noqday" ]
train
train/chunk_1863.wav
[ "data/train/chunk_1863.wav", "dhali karaysay oo uu lacag siiyay wuu illaawi la yahay" ]
train
train/chunk_475.wav
[ "data/train/chunk_475.wav", "weli loo hayo waqtigaa uu xirsi dekanada aabbihii dabo joogay" ]
train
train/chunk_1877.wav
[ "data/train/chunk_1877.wav", "wada ogaaday dabadeed yartii ul ayay waalidkeed ka la daaleen" ]
train
train/chunk_461.wav
[ "data/train/chunk_461.wav", "sidan uu u gaboobay haddii aad nin da dan ah dishid" ]
train
train/chunk_307.wav
[ "data/train/chunk_307.wav", "u muquuniyeen aarkii ayaa gaaddada gashaday dhuuntana ka cantuugay kii" ]
train
train/chunk_449.wav
[ "data/train/chunk_449.wav", "u haysta ayuu si digtoon ugu dhowaaday laakiin faroole isma" ]
train
train/chunk_1687.wav
[ "data/train/chunk_1687.wav", "waayaysaa cagaweyne dheh waa cagaweyne cadawgood laagu oo miyaad ka" ]
train
train/chunk_1693.wav
[ "data/train/chunk_1693.wav", "horjeeda saaran labada xiddigood ku ilwaadsanaya waa laba xiddigood oo" ]
train
train/chunk_2563.wav
[ "data/train/chunk_2563.wav", "ahaan ku helay ka sokow wuxuu bartay lana dooday" ]
train
train/chunk_2205.wav
[ "data/train/chunk_2205.wav", "ku abuurtay ma jirto wax kale oo uu u dhigi" ]
train
train/chunk_1718.wav
[ "data/train/chunk_1718.wav", "khamri maydkiisa ayaa ceelgaab laga helay haddaa xamar adiga ayaa" ]
train
train/chunk_2211.wav
[ "data/train/chunk_2211.wav", "ayuu mar kale reerkoodii miyiga fasax ugu tegay aqoontiisa fekerkiisa" ]
train
train/chunk_2577.wav
[ "data/train/chunk_2577.wav", "la ah soomaaligu in uu afrikaanka kale ka kalsooni badan" ]
train
train/chunk_1056.wav
[ "data/train/chunk_1056.wav", "wuxuu i baday kulayl rafaad badan baan ku keliyaystay waad" ]
train
train/chunk_298.wav
[ "data/train/chunk_298.wav", "hilibka aabbihii solayo gaajada darteed dusha ka daawanaya kana fekeraya" ]
train
train/chunk_1730.wav
[ "data/train/chunk_1730.wav", "laakiin negeeye saaxiibkii wuxuu u arkaa nin dumarka kuwa ugu" ]
train
train/chunk_2239.wav
[ "data/train/chunk_2239.wav", "waxay ku colloobeen musuqmaasuqa jira oo ay ku ka la" ]
train
train/chunk_1724.wav
[ "data/train/chunk_1724.wav", "ahaan mayso ee inta ay waalan tahay wax ka qabso" ]
train
train/chunk_1042.wav
[ "data/train/chunk_1042.wav", "wuu la kulmi lahaa ha yeesho ee baydhabo cidna ku" ]
train
train/chunk_267.wav
[ "data/train/chunk_267.wav", "kalena bawdada ayuu qaniinyo ka buuxsaday ilaa odaygii far dhaqaaqda" ]
train
train/chunk_501.wav
[ "data/train/chunk_501.wav", "isagii ahaa ma sida faroole ayuu astaan lagu yaqaan lahaa" ]
train
train/chunk_1917.wav
[ "data/train/chunk_1917.wav", "daboolay waxay isku raacsan yihiin musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa" ]
train
train/chunk_515.wav
[ "data/train/chunk_515.wav", "ay ka mid tahay uun barakaca ay dhallinyarada miyigu waqtigaa" ]
train
train/chunk_1903.wav
[ "data/train/chunk_1903.wav", "gabadh aadan qabin daawashadeeda masjidka wuxuu ku bartay barbaar xer" ]
train
train/chunk_273.wav
[ "data/train/chunk_273.wav", "u dhabbo galay wuu rumaystay in kasta oo aanu hadal" ]
train
train/chunk_1095.wav
[ "data/train/chunk_1095.wav", "ma ninka reer damalweyn ah ee aan dhego waaweyn lahayni" ]
train
train/chunk_529.wav
[ "data/train/chunk_529.wav", "ka boodo ayuu talo ka boodaa miyaad caawa og tahay" ]
train
train/chunk_2588.wav
[ "data/train/chunk_2588.wav", "baxay laba cisho ka dib ayaa raage safaaraddiisa looga yeedhay" ]
train
train/chunk_1081.wav
[ "data/train/chunk_1081.wav", "eegmo ugu noqday isaga oo malaha ka daydayaya meel uu" ]
train
train/chunk_918.wav
[ "data/train/chunk_918.wav", "hanfiga iyo habaaska badan marka uu gaardigu isdaba marayo ee" ]
train
train/chunk_2007.wav
[ "data/train/chunk_2007.wav", "ka soo degay wuxuu ogaan doonaa doodda qaddarku in ay" ]
train
train/chunk_2761.wav
[ "data/train/chunk_2761.wav", "waxaa leh diiriye waa laga wada dheregsanaa dhaqankiisa waallida" ]
train
train/chunk_1268.wav
[ "data/train/chunk_1268.wav", "halaagay waxaana isdul fuushan maydad aan tiro lahayn meel walba" ]
train
train/chunk_2775.wav
[ "data/train/chunk_2775.wav", "oo dacas cidhbaha ka dhammaaday cagaha ku jiidaya sharcidarrada uu" ]
train
train/chunk_2013.wav
[ "data/train/chunk_2013.wav", "feker iyo dhaqan ee raage ku dhacay adeerkii ma mooga" ]
train
train/chunk_1532.wav
[ "data/train/chunk_1532.wav", "tiro iyo xaddi lahayn oo dumar u badanina is hor iyo" ]
train
train/chunk_924.wav
[ "data/train/chunk_924.wav", "gaardiga marka uu kabta sida xoogga leh dhulka ugu dhufanayo" ]
train
train/chunk_1254.wav
[ "data/train/chunk_1254.wav", "ah xerada galbeed qumman looga dareeriyay barqadii uu ciidanku jiidda" ]
train
train/chunk_2749.wav
[ "data/train/chunk_2749.wav", "xidhmaba isaga ayaa fura waxii la fahmi waayana fardaamiya dugsigiisa" ]
train
train/chunk_1240.wav
[ "data/train/chunk_1240.wav", "lagu soo toomiyay gaadiid iyo qalab dagaal oo cusub saacadaha" ]
train
train/chunk_1526.wav
[ "data/train/chunk_1526.wav", "reer beledweyn waxay u noqotay tusaale waddaniyadeed iyo taariikh ay" ]
train
train/chunk_930.wav
[ "data/train/chunk_930.wav", "xumaa ee inta uu saqdadhexe amran ku soo guureeyo hurdada" ]
train
train/chunk_703.wav
[ "data/train/chunk_703.wav", "shaqaynaysay ayuu u baaqay wuxuuna wayddiiyay naa caddaysku ma caano" ]
train
train/chunk_717.wav
[ "data/train/chunk_717.wav", "dhididka ceelgaab isugu dhegeen si aan debecsanayn calaacasha u marmariyay" ]
train
train/chunk_1297.wav
[ "data/train/chunk_1297.wav", "baxsanayd iyo midabtakoorkii ummado badan lagu la kacay qaarkood waxaa" ]
train
train/chunk_1283.wav
[ "data/train/chunk_1283.wav", "ay libintu lee dahay ama xanuunka gunnimada iyo foolxumadeeda ayaa" ]
train
train/chunk_1282.wav
[ "data/train/chunk_1282.wav", "iyo malag seefta isu la baxaan jacaylka guusha iyo sakhradda" ]
train
train/chunk_1296.wav
[ "data/train/chunk_1296.wav", "ah tii uu soomaalida ka galay xataa foolxumadii dadnimada ka" ]
train
train/chunk_716.wav
[ "data/train/chunk_716.wav", "wejigii iyo timihii aan awalba nadiifta ahayn haddana habaaska iyo" ]
train
train/chunk_702.wav
[ "data/train/chunk_702.wav", "in uu ka madhan yahay dabadeed gabadh meesha ka" ]
train
train/chunk_1241.wav
[ "data/train/chunk_1241.wav", "hurdada mooyee waqtiga intiisa kale oo dhan waxaa la galay" ]
train
train/chunk_2748.wav
[ "data/train/chunk_2748.wav", "kasta oo aan suurtogal ahayn ayuu suurtogeliyaa xadhiggii xamar ka" ]
train
train/chunk_931.wav
[ "data/train/chunk_931.wav", "ku bakhtiisan jiray cagtu marka aad kor u qaaddid biyoshub" ]
train
train/chunk_1527.wav
[ "data/train/chunk_1527.wav", "ku faanaan isla markii uu mudug tegay ayuu amran iyo" ]
train
train/chunk_925.wav
[ "data/train/chunk_925.wav", "waxay u la mid ahayd isaga oo reer damalweyn madaxa" ]
train
train/chunk_1533.wav
[ "data/train/chunk_1533.wav", "dabo marayaan waagii beryaba guriga waxaa ku furan quraarado cadar" ]
train
train/chunk_1255.wav
[ "data/train/chunk_1255.wav", "gaadhay dagaalku markaa wuxuu socday bil ciidammada xabashidana durba waxaa" ]
train
train/chunk_2774.wav
[ "data/train/chunk_2774.wav", "sidii awr dhugatoobay u qufacaya isaga oo surwaalkii ka weynaaday" ]
train
train/chunk_2012.wav
[ "data/train/chunk_2012.wav", "ka qabaan aadna u neceb yihiin in la wayddiiyo isbeddelka" ]
train
train/chunk_2006.wav
[ "data/train/chunk_2006.wav", "xasaasisan falsafadda islaamka iyo labada diimood ee kale ee samada" ]
train
train/chunk_919.wav
[ "data/train/chunk_919.wav", "ay qorraxdu dunida shiilayso dhididkuna dhulka u dhaco ee uu" ]
train
train/chunk_1269.wav
[ "data/train/chunk_1269.wav", "waxaa taal raq fuurtay ama solantay oo dayaca iyo foolxumada" ]
train
train/chunk_2760.wav
[ "data/train/chunk_2760.wav", "waa la qaataa waxaas oo dhan waa la arkay mahaddana" ]
train
train/chunk_528.wav
[ "data/train/chunk_528.wav", "dad la ma uu dhalan nin yari inta uu geed" ]
train
train/chunk_1080.wav
[ "data/train/chunk_1080.wav", "ka saaray kaliil oo amran dhabta u saaran ayuu wejigiisa" ]
train
train/chunk_2589.wav
[ "data/train/chunk_2589.wav", "halkaas oo uu ku qaabbilay nin ka mid ah saraakiisha" ]
train
train/chunk_1094.wav
[ "data/train/chunk_1094.wav", "yihiin in ay dhakada kor u dhaafaan laakiin waa ku" ]
train
train/chunk_1902.wav
[ "data/train/chunk_1902.wav", "sameeyo sida waxii uu la sameeyay ina macallin iyo xataa" ]
train
train/chunk_514.wav
[ "data/train/chunk_514.wav", "haba yaraatee negeeye ma wayddiin sababta imaatinkiisa wuxuu maleeyay in" ]