audio
stringlengths 90
93
| transcript
stringlengths 37
96
|
---|---|
ay noqdaan dad jilicsan oo aan la tartami karin kuwa |
|
uu waqtigu laylyay ee cadaabta kabo la aan ku soo maray |
|
mar hore iyo maantaba waa la isku raacsanaa diiriye in |
|
uu ahaa qof dadaal badan waayo meel adag ayuu iska |
|
soo saaray kacaankana wuxuu u la qabsaday si xawli badan |
|
wuxuu ka mid noqday ururka dhallinyarada muddo yar dabadeedna wuxuuba |
|
noqday guddoomiyaha ururka ee degmada hawlwadaag wuxuu xubin muuqata ka |
|
noqday xisbiga hantiwadaagga kacaanka soomaaliyeed ee degmada wuxuuna ku sifoobay |
|
firfircooni kacaannimo iyo karti dheeraad ah wuxuu noqday xiddig aan |
|
hawlaha xisbiga ee degmada ee abaabulka iyo kicinta looga maarmin |
|
bannaanbaxa lagu taageerayo go aannada madaxweynaha ka lagaga soo horjeedo imbiriyaaliyadda |
|
soo dhoweynta kelitalisyada kale cawaysyada hanuuninta dadweynaha iyo ololayaasha iskaawaxuqabso |
|
meeshii la isugu yimaaddaba isaga oo suuf cas qoorta ku |
|
xidhan ayuu diiriye safka hore taagnaan jiray waxaa loo wada |
|
arkay nin mustaqbal sugan maamulka ku leh taas oo badisay |
|
cadawgiisa kacaandiidku waxay u arkeen dhurwaa soo koraya kacaamiintuna waxay |
|
u arkeen nin aanay u la tartami karin helista kalsoonida |
|
taliska kalsoonidaas oo lagu kasbado orod qaylo badan iyo munaafaqnimo |
|
kuwaas oo ahaa sifooyin uu diiriye hodan ku ahaa beryahaas |
|
ayuu laba sano dugsi habeenkii ah dhigtay laakiin sidii |
|
uu u ordayay una qaylinayay ayaa si lamafilaan ah golaha |
|
beretanka looga waayay isaga oo halgankiisu meesha ugu ba an marayo |
|
ayaa habeen guriga lagala baxay waxaa lagu eedeeyay in uu |
|
degmada lacag ka lunsaday taas oo ahayd mid ay dhab |
|
ahaantii rag kale ku wada jireen laakiin denbiga keligii lagu |
|
moosay wuxuu ka soo laacay shan bilood oo ah ii hay |
|
iyo sannad xukun ah dabadeed waxaa lagu soo daayay fadliga |
|
oktoobar xabsiga wuxuu ka soo baxay isaga oo soo nastay |
|
sida ay dadku yidhaahdeen waayo wuu soo naaxay in kasta |
|
oo denbiga lagu eedeeyay uu qirtay haddana wuxuu ku qanacsanaa |
|
qabashadiisu in ay ahayd shirqool ay wadajir ugu dhigeen kacaamiinta |
|
iyo kacaandiidku xamar aniga oo saddex iyo toban jir ah |
|
oo aan ab iyo isir ii joogin ayaan ku bakhtiyi |
|
waayay ma maanta oo aan da daa ahay wadiiqooyinkeedana sida bisadda |
|
u ka la aqaan ayaan ku noolaan kari waayayaa ayuu |
|
yidhi markii uu xabsiga ka soo baxay mar labaadna guntiga |
|
dhiisha iskaga dhigay ma uu warwareegin markiiba wuxuu isku sii |
|
daayay ninkii ugu xigay dadka maamulka ku jira oo ahaa |
|
wasiir kuxigeen muddo yar ka dibna waxaa loo magacaabay maamule |
|
kuxigeenka dugsigan markaa waxaa maamule ka ahaa oday doqon ah |
|
doqonnimadaas oo uu ku la baxay sida aanu wax u |
|
cuni aqoon faraha haddii afka loo geliyana u qaniini aqoon |
|
markii uu diiriye dugsiga ku soo kordhay dhawr bilood ka |
|
dib ayuu odaygii shaqada iskaga tegay diiriye ayaana maamule noqday |