set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
train
train/chunk_1736.wav
[ "data/train/chunk_1736.wav", "meeshii aad ku soo nabad iyo caano maashay waxba ha" ]
train
train/chunk_2217.wav
[ "data/train/chunk_2217.wav", "sii qaatay sabuurad yar xabbado tabaashiir ah warqado cadcad iyo" ]
train
train/chunk_2571.wav
[ "data/train/chunk_2571.wav", "qaybsan tahay shar iyo khayr dhanka uu isagu yahay ama" ]
train
train/chunk_1078.wav
[ "data/train/chunk_1078.wav", "cir buluug ah oo aan caad lagu ogayn cadceedduna galbeed" ]
train
train/chunk_2565.wav
[ "data/train/chunk_2565.wav", "ka la yimid kuwaas oo qabay aragtiyo yaab iyo argaggax" ]
train
train/chunk_2203.wav
[ "data/train/chunk_2203.wav", "uu sax noqon karo wax akhrisku wuxuu ahaa duni ka" ]
train
train/chunk_1939.wav
[ "data/train/chunk_1939.wav", "yahay isla ma qummana ee waa ka kibir iyo isyeelyeel" ]
train
train/chunk_249.wav
[ "data/train/chunk_249.wav", "hayso oo ay marayaan gerigo an laba beelood oo ka la" ]
train
train/chunk_1087.wav
[ "data/train/chunk_1087.wav", "soo bixin si fiican ayay u garatay waa nin ay" ]
train
train/chunk_1093.wav
[ "data/train/chunk_1093.wav", "moodo dhego bakayle waa runteed yarka dhegihiisu waxay ku dhow" ]
train
train/chunk_1905.wav
[ "data/train/chunk_1905.wav", "iyo barashadeeda habeen iyo maalinna masjidka yuurura inta uu la" ]
train
train/chunk_513.wav
[ "data/train/chunk_513.wav", "ka muujiyay ayuu yidhi sheekoxariiro walba ha rumaysannina rooble" ]
train
train/chunk_275.wav
[ "data/train/chunk_275.wav", "wax sidaas u eg hadalhaya wuu ogaa miyiga in la" ]
train
train/chunk_261.wav
[ "data/train/chunk_261.wav", "laba libaax la legdamaya waxay ahaayeen aar iyo gool odayga" ]
train
train/chunk_1911.wav
[ "data/train/chunk_1911.wav", "dhaca waxaa ay ka bixiyaan fasiraad ay hubaan haddii uu" ]
train
train/chunk_507.wav
[ "data/train/chunk_507.wav", "dhinnaa ee uu isaga qudhiisu rooble iyo qarad ka maqlay" ]
train
train/chunk_1246.wav
[ "data/train/chunk_1246.wav", "cashada laga soo jeestay siidhi la afuufay amarna lagu bixiyay" ]
train
train/chunk_936.wav
[ "data/train/chunk_936.wav", "waa gaajo iyo harraad sedkaaguna waa siifadda baaruudda waxaa lagaa" ]
train
train/chunk_1520.wav
[ "data/train/chunk_1520.wav", "oo xulanaysay dhallinyaro loo qaato ka mid noqoshada xoogga dalka" ]
train
train/chunk_2029.wav
[ "data/train/chunk_2029.wav", "eegay ma uu se hadlin ma sidaas ayaad arday ku" ]
train
train/chunk_922.wav
[ "data/train/chunk_922.wav", "in uu yahay ama noqon karo ka ugu dambeeya ee" ]
train
train/chunk_1534.wav
[ "data/train/chunk_1534.wav", "ah waxaa ku duban bun waxaa ku daadsan salool waxaa" ]
train
train/chunk_1252.wav
[ "data/train/chunk_1252.wav", "guuxii baabuurta gaardigii ciidanka iyo amarradii saraakiishu isqabsadeen markii ay" ]
train
train/chunk_2773.wav
[ "data/train/chunk_2773.wav", "ayuuna ku dambeeyay meelahaas ayaa maanta lagu arkaa isaga oo" ]
train
train/chunk_2015.wav
[ "data/train/chunk_2015.wav", "yahay haddana in aanu sidii hore u dadaalin wuu og" ]
train
train/chunk_1508.wav
[ "data/train/chunk_1508.wav", "ilayska u ifta ama sida xabaasha u madow maalmahaa uu" ]
train
train/chunk_2001.wav
[ "data/train/chunk_2001.wav", "yidhi isku dhan ayaa wax loo wadaa in la isla" ]
train
train/chunk_2767.wav
[ "data/train/chunk_2767.wav", "ahaaba waa ay ku ag bakhtiyeen mar waxaa dugsiga soo" ]
train
train/chunk_1285.wav
[ "data/train/chunk_1285.wav", "aad qabtid dareen xaqudirir iyo marka aad seefta sheyddaanka walhinaysid" ]
train
train/chunk_739.wav
[ "data/train/chunk_739.wav", "ahayd oo sannad dhan baad hargeysa joogtay sannad haddii sannadihii" ]
train
train/chunk_2798.wav
[ "data/train/chunk_2798.wav", "dhicin sidii wadaadkii hore bakhtiguba mar buu xalaal yahay maanta" ]
train
train/chunk_1291.wav
[ "data/train/chunk_1291.wav", "ee xamar fadhiday caqli ku ma ay qorshayn haddii la" ]
train
train/chunk_711.wav
[ "data/train/chunk_711.wav", "faaruqiyeen la dhaqaaqday diiriye saaxiibkii ayuu ku jeestay oo ku" ]
train
train/chunk_705.wav
[ "data/train/chunk_705.wav", "lahaane laba kale noo keen oo kayga ha iga soo" ]
train
train/chunk_704.wav
[ "data/train/chunk_704.wav", "boodhaa caano lo waaye maxaa jira ayay tidhi naa lo" ]
train
train/chunk_710.wav
[ "data/train/chunk_710.wav", "ka keenay ayay ku cabatay oo labadii bakeeri ee ay" ]
train
train/chunk_738.wav
[ "data/train/chunk_738.wav", "dabadeed xamar ku soo noqday ilaa berigaa dhuumaalaysi ayay ii" ]
train
train/chunk_1290.wav
[ "data/train/chunk_1290.wav", "markaas sababta u ahaa degganaan la aanta geeska afrika kooxdii bilawday" ]
train
train/chunk_2799.wav
[ "data/train/chunk_2799.wav", "oo kale xilliga la joogaa waa xaaraamocune qofka xalaal doonayaa" ]
train
train/chunk_1284.wav
[ "data/train/chunk_1284.wav", "badanaa ah waxa ugu weyn ee dadka dirirta geyaysiiya marka" ]
train
train/chunk_2000.wav
[ "data/train/chunk_2000.wav", "dhigay markii uu qisadii amxaarka iyo xerta u sheegayna wuxuu" ]
train
train/chunk_1509.wav
[ "data/train/chunk_1509.wav", "beledweyn qafaalku ka socday goor makhrib ah koox barbaar ah" ]
train
train/chunk_2766.wav
[ "data/train/chunk_2766.wav", "u le an lahaayeen ayay rumaysan yihiin odaygii hore ee doqonka" ]
train
train/chunk_2772.wav
[ "data/train/chunk_2772.wav", "waa laga eryay xabbis ayuuba ku sigtay masaajid iyo mowlac" ]
train
train/chunk_2014.wav
[ "data/train/chunk_2014.wav", "in kasta oo uu fahmo badan yahay duruustana ka adag" ]
train
train/chunk_1535.wav
[ "data/train/chunk_1535.wav", "ka shidan foox waxaa ku qalan ceesaamo cadcad waxaana digsiyo" ]
train
train/chunk_923.wav
[ "data/train/chunk_923.wav", "awood iyo adkaysi u leh in uu sii noolaado tallaabada" ]
train
train/chunk_1253.wav
[ "data/train/chunk_1253.wav", "habeenka saddex meelood oo laba tagtay ayaa ciidankii oo kolanyo" ]
train
train/chunk_1247.wav
[ "data/train/chunk_1247.wav", "in si degdeg ah la isu qalabeeyo daqiiqado ka dibna" ]
train
train/chunk_2028.wav
[ "data/train/chunk_2028.wav", "fadhiiso bal saacadda aad xidhan tahay fiiri raage saacadda ayuu" ]
train
train/chunk_1521.wav
[ "data/train/chunk_1521.wav", "waxay ahayd intii ay waddaniyaddu weli caafimaadka qabtay difaaca dalkana" ]
train
train/chunk_937.wav
[ "data/train/chunk_937.wav", "doonayaa ciidanka afrika ugu guunsan in aad sida cawsha eridid" ]
train
train/chunk_260.wav
[ "data/train/chunk_260.wav", "ilayskii sii gamaarayay ee qorraxda qarisay wuxuu arkay odaygii oo" ]
train
train/chunk_506.wav
[ "data/train/chunk_506.wav", "ka shakiyay hadalkii ay leyli maqashay iyo kii ka la" ]
train
train/chunk_1910.wav
[ "data/train/chunk_1910.wav", "aanay sidoodaba dugsiyo dhigan haddana wax kasta oo dunida ka" ]
train
train/chunk_512.wav
[ "data/train/chunk_512.wav", "aabbeheed u sheegtay rooble inta uu baaq beenin ah wejiga" ]
train
train/chunk_1904.wav
[ "data/train/chunk_1904.wav", "ah kuwaas oo ay noloshooda oo dhami ku wareegayso diinta" ]
train
train/chunk_274.wav
[ "data/train/chunk_274.wav", "cad ahayn mar ayuu qudhiisu maqlay rooble iyo qarad oo" ]
train
train/chunk_1092.wav
[ "data/train/chunk_1092.wav", "la idin ka la jeexay dhegahaasi miyaanay ahayn kuwaaga la" ]
train
train/chunk_1938.wav
[ "data/train/chunk_1938.wav", "xaqa wuu arkaa ee muu raaco malaha wuuba isla qumman" ]
train
train/chunk_1086.wav
[ "data/train/chunk_1086.wav", "gelisay rajo codka niyaddiisa ka guuxaya laakiin aan afkiisa ka" ]
train
train/chunk_248.wav
[ "data/train/chunk_248.wav", "ahaa ayaa wada socdaalay goor ay ahayd casargaab gaajo xumina" ]
train
train/chunk_2564.wav
[ "data/train/chunk_2564.wav", "dad arday iyo mufakiriin u badan oo geesaha afrika ka" ]
train
train/chunk_2202.wav
[ "data/train/chunk_2202.wav", "la baxay macne dhalanteed ah oo uu isku qanciyay in" ]
train
train/chunk_2216.wav
[ "data/train/chunk_2216.wav", "ma ahayn ee wuxuu lahaa barnaamij uu sii qorsheeyay wuxuu" ]
train
train/chunk_1079.wav
[ "data/train/chunk_1079.wav", "uga hoobatay ayuu indhaha mariyay xusuus yar jiidatay ayuu maskaxda" ]
train
train/chunk_2570.wav
[ "data/train/chunk_2570.wav", "cabashadooda badan hore wuxuu u haystay dunidu in ay u" ]
train
train/chunk_1051.wav
[ "data/train/chunk_1051.wav", "fiirinaya wuu maleeyay waxa ay soo waddo isaga oo dhididsan" ]
train
train/chunk_2558.wav
[ "data/train/chunk_2558.wav", "sababtaas ayaa keentay soomaaligu in uu xabashiga iyo kiiniyaatiga deriska" ]
train
train/chunk_1737.wav
[ "data/train/chunk_1737.wav", "caayin maanta se mar haddii aad lacag inoo haysid guri" ]
train
train/chunk_1723.wav
[ "data/train/chunk_1723.wav", "cabsiinayaa waa sidaas habaaska ayaa la iscabsiinayaa dunidu se sidan" ]
train
train/chunk_1045.wav
[ "data/train/chunk_1045.wav", "baxday qudhaadu waad isbeddeshay waad caatowday waqtiga ayaa caato iska" ]
train
train/chunk_314.wav
[ "data/train/chunk_314.wav", "in uu ku qayliyo yur yur yur lakiin qallad ay" ]
train
train/chunk_1864.wav
[ "data/train/chunk_1864.wav", "qol ay wada galeen sidii ay hoosta uga xidhatay iyo" ]
train
train/chunk_472.wav
[ "data/train/chunk_472.wav", "farxad iyo murugo u ka la garan waayay lugta uu" ]
train
train/chunk_1870.wav
[ "data/train/chunk_1870.wav", "leexiyaa halkaas ayuu sidii bukaansocod dhakhtar u yimid ugu dan" ]
train
train/chunk_466.wav
[ "data/train/chunk_466.wav", "baxay waxaa geed raqda dusheeda ah isku soo taagay laba" ]
train
train/chunk_300.wav
[ "data/train/chunk_300.wav", "keliya ku war helay sawaxan cirka isku shareeray iyo siigo" ]
train
train/chunk_328.wav
[ "data/train/chunk_328.wav", "ma degdego cunista muruqa gacanta midig iyo xiniinyaha ragga iyo" ]
train
train/chunk_1680.wav
[ "data/train/chunk_1680.wav", "irkanayaa waa iyaga ayuu negeeye ku raacay haa waa iyaga" ]
train
train/chunk_1858.wav
[ "data/train/chunk_1858.wav", "oo dharka kor uga laabaya inna hoos uga jiidaya dabadeed" ]
train
train/chunk_2389.wav
[ "data/train/chunk_2389.wav", "arkaa wayddiimo aan xaqiiqada ifinayn ee mugdi sii gelinaya ka" ]
train
train/chunk_1694.wav
[ "data/train/chunk_1694.wav", "dhuxul ka kulul xijirna ka cas laba xiniinyood ugama dhacaan" ]
train
train/chunk_2410.wav
[ "data/train/chunk_2410.wav", "la wada higsanayo ka wadaagga diidayaana waxa uu u hamuumayaa" ]
train
train/chunk_1119.wav
[ "data/train/chunk_1119.wav", "hore in ay isu qabeen waa ay hubeen taasi in" ]
train
train/chunk_2376.wav
[ "data/train/chunk_2376.wav", "ah sababta horumarka bulshada oo darteed kuwa adkaaday u adkaadeen" ]
train
train/chunk_2362.wav
[ "data/train/chunk_2362.wav", "wuxuuna la yaabay sida uu alex haley u awooday in" ]
train
train/chunk_2404.wav
[ "data/train/chunk_2404.wav", "dabiici inoo ah waxayna ku dhex lumayaan dhaqan ku salaysan" ]
train
train/chunk_1125.wav
[ "data/train/chunk_1125.wav", "ka soo kaxaystay markii ay hawshooda guteenna hilib iyo bariis" ]
train
train/chunk_1643.wav
[ "data/train/chunk_1643.wav", "horta adigu guri yeelo fiidkii ayay rooble iyo negeeye booqasho" ]
train
train/chunk_499.wav
[ "data/train/chunk_499.wav", "ahaa si ay ugu ekaato sheeko libaax markii uu dhammeeyayna" ]
train
train/chunk_1657.wav
[ "data/train/chunk_1657.wav", "iyo kalsooni badan sinaba uguma ega agoonkii reer damalweyn isagu" ]
train
train/chunk_2438.wav
[ "data/train/chunk_2438.wav", "maanta dunidu isku wada qoofalan tahay iyada oo qayb ka" ]
train
train/chunk_1131.wav
[ "data/train/chunk_1131.wav", "ahayd dakhligooda keliya waxaa caawiyay raashin jaban oo ay ciidanka" ]
train
train/chunk_670.wav
[ "data/train/chunk_670.wav", "ah isdhaaf dhaafiya arkay waa kuwii maalin dhoweyd shilin aan" ]
train
train/chunk_2809.wav
[ "data/train/chunk_2809.wav", "dugsigooda ka socda si buuxda mas uul uga yihiin laakiin dareen" ]
train
train/chunk_116.wav
[ "data/train/chunk_116.wav", "aad ka soo bilawdaa halkii aad lix jirkaagii ka soo" ]
train
train/chunk_102.wav
[ "data/train/chunk_102.wav", "ahi ka buuxdo waxaana dhex yaal miis ballaadhan iyo kuraas" ]
train
train/chunk_664.wav
[ "data/train/chunk_664.wav", "saaray oo mid negeeye siiyay midna isagu shitay dabadeed si" ]
train
train/chunk_894.wav
[ "data/train/chunk_894.wav", "maqan lagu xoreeyo darxumo ha ku koro wuxuu se ahaa" ]