set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
train
train/chunk_97.wav
[ "data/train/chunk_97.wav", "rooble waa nin tacliinta iyo wax akhriska aad u jecel" ]
train
train/chunk_83.wav
[ "data/train/chunk_83.wav", "meesha ugu fiican hodan kaga yaal buugaagta armaajada weyn ku" ]
train
train/chunk_2647.wav
[ "data/train/chunk_2647.wav", "waqtigii dheeraa ee gacanta lagu soo hayay ka dib isagu" ]
train
train/chunk_180.wav
[ "data/train/chunk_180.wav", "oo mushahar buuxa la siin doono taasi waa ay raalli" ]
train
train/chunk_1428.wav
[ "data/train/chunk_1428.wav", "ee dadkiinna iyo dalkiinna iska xagxagta waxan ku la batay" ]
train
train/chunk_68.wav
[ "data/train/chunk_68.wav", "laakiin dhaqan yaab leh oo uu ku wareeray ayuu qoyska" ]
train
train/chunk_2121.wav
[ "data/train/chunk_2121.wav", "u helay bislaansho maskaxeed oo da diisa ka weyn habeen ka" ]
train
train/chunk_2135.wav
[ "data/train/chunk_2135.wav", "oo shaqaysanaya habeenkaa wuxuu siiyay talooyin badan oo dardaaran u" ]
train
train/chunk_194.wav
[ "data/train/chunk_194.wav", "ee ay isla yaqaanneen gaar ahaan geeljirnimada oo ay" ]
train
train/chunk_2653.wav
[ "data/train/chunk_2653.wav", "ma lagu noolaadaa mase loo noolaadaa wuu ogaa in uu" ]
train
train/chunk_1372.wav
[ "data/train/chunk_1372.wav", "inoo gashata taas oo badanaa dhacda marxaladda carruurnimada marar kale" ]
train
train/chunk_802.wav
[ "data/train/chunk_802.wav", "sii eegay isaga oo mooday qof dubku ka dhacay caawana" ]
train
train/chunk_1414.wav
[ "data/train/chunk_1414.wav", "marayay wuxuu marar isu dhodhow helay lacag badan oo loogu" ]
train
train/chunk_54.wav
[ "data/train/chunk_54.wav", "orodday wax uu ahaa buug caafimaad oo leh sawirro waxayna" ]
train
train/chunk_816.wav
[ "data/train/chunk_816.wav", "ah mid buu ka fahmayaa kiina in la dhaafiyo ma" ]
train
train/chunk_1400.wav
[ "data/train/chunk_1400.wav", "taas oo ku beegnayd markii uu xiddigtii labaad garbaha ku" ]
train
train/chunk_40.wav
[ "data/train/chunk_40.wav", "isaga oo iska ilaalinaya in ay ka ilhesho ayuu ugu" ]
train
train/chunk_2109.wav
[ "data/train/chunk_2109.wav", "wehel aqooneed uga dhigtay oo marka uu arko isaga oo" ]
train
train/chunk_1366.wav
[ "data/train/chunk_1366.wav", "lala guryo noqday soomaalidu dagaalkii waa ay ku jabtay iyada" ]
train
train/chunk_56.wav
[ "data/train/chunk_56.wav", "si degganaan iyo isku kalsooni leh ayay bilaw ilaa dhammaad" ]
train
train/chunk_1416.wav
[ "data/train/chunk_1416.wav", "dahay hawlihii halkaa ka socday dhammaadkii sannadkii maalin uu" ]
train
train/chunk_800.wav
[ "data/train/chunk_800.wav", "ahna u daawaday waa dad caddaan ah weligii qof cad" ]
train
train/chunk_2679.wav
[ "data/train/chunk_2679.wav", "dhawr iyo soddon jir gaaban oo cufan laf iyo hilib" ]
train
train/chunk_1370.wav
[ "data/train/chunk_1370.wav", "soofiyati iyo xulafadiisa waxyaalaha aynu rumaysan nahay badanaa innagu" ]
train
train/chunk_1364.wav
[ "data/train/chunk_1364.wav", "guulihii runta ahaa ee ay halyayada badani nafta u hureen" ]
train
train/chunk_42.wav
[ "data/train/chunk_42.wav", "taqaan waa sidee markii ay aragtay in uu khajilay ayay" ]
train
train/chunk_1402.wav
[ "data/train/chunk_1402.wav", "argaggax iyo cabsi si ay uga sasaan muuqa millateriga iyo" ]
train
train/chunk_814.wav
[ "data/train/chunk_814.wav", "idinka dhegeysanno ee naga aamusa ayuu nin safkii iyaga ka" ]
train
train/chunk_2123.wav
[ "data/train/chunk_2123.wav", "uu magaalada ka soo noqday ayuu la kulmay rooble oo" ]
train
train/chunk_182.wav
[ "data/train/chunk_182.wav", "shaqayn jiray makhribkana guriga iman jiray isaga oo ay kor" ]
train
train/chunk_2645.wav
[ "data/train/chunk_2645.wav", "nin doob ah noloshiisa laga ma maarmaanka u ah wuxuu" ]
train
train/chunk_2651.wav
[ "data/train/chunk_2651.wav", "oo u niyad fiicnaa halgankii dheeraa ee uu tacliinta u" ]
train
train/chunk_1358.wav
[ "data/train/chunk_1358.wav", "iyo yurub xabashida ha ku sixreen hiil kiristaannimo oo aan" ]
train
train/chunk_196.wav
[ "data/train/chunk_196.wav", "tahay nolol sida geela loo nool yahay sidiisa loo dheereeyo" ]
train
train/chunk_828.wav
[ "data/train/chunk_828.wav", "weyn oo aan la isaqoon yimaadeen waxay bilaabeen in ay" ]
train
train/chunk_2137.wav
[ "data/train/chunk_2137.wav", "sii yeeshay aqoon aad akhriday iyo mid aad dhaxashay toonna" ]
train
train/chunk_95.wav
[ "data/train/chunk_95.wav", "ugu sokeeya ee kijada ku xigaa waa ka fadhiga mid" ]
train
train/chunk_2862.wav
[ "data/train/chunk_2862.wav", "maamule diiriye oo xafiiska hortiisa ku la murmaya nin da" ]
train
train/chunk_169.wav
[ "data/train/chunk_169.wav", "uu ku shaqaysto wuxuu ugu celceliyay nolosha magaaladu in ay" ]
train
train/chunk_81.wav
[ "data/train/chunk_81.wav", "caanaha soo iibsadaan waxay la noqotaa in ay yihiin foqoro" ]
train
train/chunk_627.wav
[ "data/train/chunk_627.wav", "ahaa wax aynu iskaga beddelno weynay ma xasuusan tahay kii" ]
train
train/chunk_2686.wav
[ "data/train/chunk_2686.wav", "bilaabatay kuna egayd laba sano oo ah aqoonta dadka waaweyn" ]
train
train/chunk_141.wav
[ "data/train/chunk_141.wav", "ka soo yar kacay una soo baxay daaradda oo uu" ]
train
train/chunk_155.wav
[ "data/train/chunk_155.wav", "cirka isku shareertay laba dhinacna looga ka la dareeray haddana" ]
train
train/chunk_2692.wav
[ "data/train/chunk_2692.wav", "qaaday laakiin marka uu doonayo in uu ku faano sida" ]
train
train/chunk_633.wav
[ "data/train/chunk_633.wav", "waa kii adiga iyo amran idinku dhowaa ee wax kuu" ]
train
train/chunk_1172.wav
[ "data/train/chunk_1172.wav", "u fiirsaday iyada oo fooxinaysa runtiina wuu baqay iyadana wuu" ]
train
train/chunk_1614.wav
[ "data/train/chunk_1614.wav", "qarad waa ay cuslaatay oo bukaan ayay noqotay shaqadiina faraha" ]
train
train/chunk_1600.wav
[ "data/train/chunk_1600.wav", "wareerisay wax ka qabsado wuxuu talo ku gaadhay in uu" ]
train
train/chunk_2309.wav
[ "data/train/chunk_2309.wav", "markii uu eraygii ugu dambeeyay akhriyay jiriirico xoog leh ayaa" ]
train
train/chunk_1166.wav
[ "data/train/chunk_1166.wav", "qof sii dhimanaysa ka bilig bilig siisay madaxana sidii qof" ]
train
train/chunk_2447.wav
[ "data/train/chunk_2447.wav", "asqoobay ka la baxa jeebkayaga faraha tuug yahay tuugta laga" ]
train
train/chunk_380.wav
[ "data/train/chunk_380.wav", "uu ladaadyadii ladaabtii hilibkii xalay la jiifo oo hurdo dheer" ]
train
train/chunk_1628.wav
[ "data/train/chunk_1628.wav", "dhacay gurigan uu ku jiro oo kii lahaa cisho dhoweyd" ]
train
train/chunk_2321.wav
[ "data/train/chunk_2321.wav", "isku mar maskaxda ka helay laba qarni oo labadaa nin" ]
train
train/chunk_2335.wav
[ "data/train/chunk_2335.wav", "mid aan weli la soo gaadhin dadnimada wuxuu jeclaan lahaa" ]
train
train/chunk_394.wav
[ "data/train/chunk_394.wav", "markii uu sii dhacayay wuxuu haleelay in uu warankii gacanta" ]
train
train/chunk_2453.wav
[ "data/train/chunk_2453.wav", "ugu dheereeya haddii se isagii la xakameeyo ma sidii ido" ]
train
train/chunk_419.wav
[ "data/train/chunk_419.wav", "xaaladdu sii qabowday intaana xirsi kurtunkii iyo toorraydii ayuu labada" ]
train
train/chunk_343.wav
[ "data/train/chunk_343.wav", "argaggax waa la ogaa in uu ahaa aarkii xirsi agoomeeyay" ]
train
train/chunk_2484.wav
[ "data/train/chunk_2484.wav", "lagu wada karsado waar ma idinka dhab baa taasi" ]
train
train/chunk_425.wav
[ "data/train/chunk_425.wav", "xanuun la sheegi karo ma qabo si uu wax u" ]
train
train/chunk_1833.wav
[ "data/train/chunk_1833.wav", "saddexdaba halkaa ii dhig saddex baad igaga furan tahay" ]
train
train/chunk_431.wav
[ "data/train/chunk_431.wav", "ku jirin faroole miyuu dhintay mise qudhiisu difaac ayuu dhufayska" ]
train
train/chunk_1827.wav
[ "data/train/chunk_1827.wav", "kalena xanaaqsan ayuu iska tegay maalintii xigtay ayuu iyada oo" ]
train
train/chunk_2.wav
[ "data/train/chunk_2.wav", "laakiin wuxuu ku jawaabay dhiillo ha ka bixina weligood ma" ]
train
train/chunk_2490.wav
[ "data/train/chunk_2490.wav", "hayo gabannadiina gaajo ayay halkan iyo halkeer la daadsan yihiin" ]
train
train/chunk_1199.wav
[ "data/train/chunk_1199.wav", "ayuu u garanayaa waa cali dheere curadkii goodir oo isaga gu" ]
train
train/chunk_357.wav
[ "data/train/chunk_357.wav", "ah oo rays ah ayuu arkay raadkii faroole oo uu" ]
train
train/chunk_1006.wav
[ "data/train/chunk_1006.wav", "xerada negeeye lagu qoray in kasta oo aanay ahayn meel" ]
train
train/chunk_2269.wav
[ "data/train/chunk_2269.wav", "soo tallaabay dadka halkan ku nool qof walba waxaa ku" ]
train
train/chunk_1760.wav
[ "data/train/chunk_1760.wav", "iyo jeer ku dadaali jiray in uu isu dheellitiro midi" ]
train
train/chunk_1774.wav
[ "data/train/chunk_1774.wav", "aha kii ay xigta u lisi jirtay sow ma aha" ]
train
train/chunk_1012.wav
[ "data/train/chunk_1012.wav", "madaxweynuhuba mar buu alifle ahaa waddada yari ta weyn ayay" ]
train
train/chunk_2533.wav
[ "data/train/chunk_2533.wav", "oo dhan la qubay laguna beddelay wax qalaad ayay maqaalkooda" ]
train
train/chunk_1984.wav
[ "data/train/chunk_1984.wav", "intaasi yarka waxba ma ay tarin ee waxay u la" ]
train
train/chunk_592.wav
[ "data/train/chunk_592.wav", "meesha aad doontid makhaayad ceelgaab ah ayay barqada jimcaha ku" ]
train
train/chunk_2255.wav
[ "data/train/chunk_2255.wav", "ku noqday horumarka ay dadkaasi ka sameeyeen xagga cilmiga farsamada" ]
train
train/chunk_2241.wav
[ "data/train/chunk_2241.wav", "tolkay sidii aan midba maalin u nacayay ayaan wada nacay" ]
train
train/chunk_1990.wav
[ "data/train/chunk_1990.wav", "jahowareer ku dhacay ayaa u naxariistay oo ku yidhi rufical qalam" ]
train
train/chunk_586.wav
[ "data/train/chunk_586.wav", "kugu gartay baska dushiisa ayaa cabbaar la isku sii waraystay" ]
train
train/chunk_1748.wav
[ "data/train/chunk_1748.wav", "oo waa qof ay quruumo qaateen xidhiidhka isaga iyo" ]
train
train/chunk_2527.wav
[ "data/train/chunk_2527.wav", "yar oo dukaan weyn soo galay oo ku ashqaraaray dabadeed" ]
train
train/chunk_579.wav
[ "data/train/chunk_579.wav", "qaad ah ayuu ku haystaa dhar uskag badan ayuu gashan" ]
train
train/chunk_237.wav
[ "data/train/chunk_237.wav", "uu garaadsaday aabbihii wuxuu ku arki jiray bunduq aanu marnaba" ]
train
train/chunk_2296.wav
[ "data/train/chunk_2296.wav", "waxaa loogu sawiray daayeer waxaana far waaweyn lagu qoray go" ]
train
train/chunk_1947.wav
[ "data/train/chunk_1947.wav", "ku waaniyay waa ay fiican tahay in aad diinta barataan" ]
train
train/chunk_551.wav
[ "data/train/chunk_551.wav", "uskag badan ayaa mararka qaarkood guriga u soo raaci jiray" ]
train
train/chunk_1953.wav
[ "data/train/chunk_1953.wav", "baahan yahay waxaan rabaa in aan kaala hadlo haddii aynu" ]
train
train/chunk_545.wav
[ "data/train/chunk_545.wav", "uu ku soo dhoweeyay markaa ka dib wuu ka la" ]
train
train/chunk_2282.wav
[ "data/train/chunk_2282.wav", "ashqaraarka uu xaddaaradaas ku qaabbilay ma uu waarin hore ayaa" ]
train
train/chunk_223.wav
[ "data/train/chunk_223.wav", "dhaaranayo haddaba wax kale ku dhaaro tol iyo taagba aan" ]
train
train/chunk_974.wav
[ "data/train/chunk_974.wav", "goobtan oo kale taagnaa oo tabobar dhammaynayay maantana halgan adag" ]
train
train/chunk_1562.wav
[ "data/train/chunk_1562.wav", "noloshooda ku filan yahay waxa ay ku jirto in ay" ]
train
train/chunk_1204.wav
[ "data/train/chunk_1204.wav", "deldelaad loo taagi karaa laakiin sida ay dabeecadda reer miyigu" ]
train
train/chunk_1210.wav
[ "data/train/chunk_1210.wav", "u ekaan kara oo ka soo degaya wuxuu warqad ku" ]
train
train/chunk_2719.wav
[ "data/train/chunk_2719.wav", "kuwaas oo ahaa sifooyin uu diiriye hodan ku ahaa beryahaas" ]
train
train/chunk_960.wav
[ "data/train/chunk_960.wav", "ka qaatay ayuu jeediyay khudbad dheer oo aan ahayn wax" ]
train
train/chunk_1576.wav
[ "data/train/chunk_1576.wav", "maleeyay in ay tahay jimanka ay dhex gashay iyadana markii" ]
train
train/chunk_2057.wav
[ "data/train/chunk_2057.wav", "ama isagu u la qabsaday waxbarashada ayuuna mar kale awoodda" ]