set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
train
train/chunk_1672.wav
[ "data/train/chunk_1672.wav", "bilaabi doono shaqo uu nin xigaal ah oo madax ahi" ]
train
train/chunk_1666.wav
[ "data/train/chunk_1666.wav", "ahayd mu aamarad ay ka dambeeyeen niman ay qabyaalad ku colloobeen" ]
train
train/chunk_1100.wav
[ "data/train/chunk_1100.wav", "joogo ayuu wayddiiyay intii aan damalweyn joogay ayaan xan ku" ]
train
train/chunk_2409.wav
[ "data/train/chunk_2409.wav", "sarraysa laga korayo ee ku talogal iyo ku talogal la aan" ]
train
train/chunk_325.wav
[ "data/train/chunk_325.wav", "leh oo lafaha cadcad dhex yaal kaas oo uu xaqiiqsaday" ]
train
train/chunk_1855.wav
[ "data/train/chunk_1855.wav", "u sii eegaya xubin kasta oo uu jidhkooda ka arkaana" ]
train
train/chunk_443.wav
[ "data/train/chunk_443.wav", "markii uu qaatayna socod ku sii dhiirraday meel uu faroole" ]
train
train/chunk_2384.wav
[ "data/train/chunk_2384.wav", "habboon oo ay tahay in loo halgamo haddii uu lahaanshaha" ]
train
train/chunk_2390.wav
[ "data/train/chunk_2390.wav", "soo qaad in ay dunida meel go doon ah ka jirto" ]
train
train/chunk_1841.wav
[ "data/train/chunk_1841.wav", "jidhka ka mid ah waxaa ka soo baxay timo codku" ]
train
train/chunk_457.wav
[ "data/train/chunk_457.wav", "waa hoolif foolxun waxaa ka soo baxaya shuruf isugu jira" ]
train
train/chunk_1699.wav
[ "data/train/chunk_1699.wav", "lahaa si wanaagsan ayay sheekadu isugu baxaysaa aad ayay ugu" ]
train
train/chunk_331.wav
[ "data/train/chunk_331.wav", "ka fekeray in uu lafaha aabbihii xabaalo haddana wuxuu u" ]
train
train/chunk_319.wav
[ "data/train/chunk_319.wav", "dillaacay isaga oo aad u baqaya ayuu dhulka u soo" ]
train
train/chunk_1869.wav
[ "data/train/chunk_1869.wav", "u hayaa dhalay ayuu fiidadka qaarkood jardiino mugdi ah ku" ]
train
train/chunk_292.wav
[ "data/train/chunk_292.wav", "oogay si uu hilibka ugu solo intii ay dhamacdu caddaanaysay" ]
train
train/chunk_2555.wav
[ "data/train/chunk_2555.wav", "soomaaliya iyo itoobbiya ee aragti dhowaanta ku salaysan iyo mudnaanta" ]
train
train/chunk_2233.wav
[ "data/train/chunk_2233.wav", "oo sida raage dhibco wanaagsan dugsiga kaga baxday ayaa waxbarashada" ]
train
train/chunk_2227.wav
[ "data/train/chunk_2227.wav", "aan qiyaas lahayn wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ayaa" ]
train
train/chunk_2541.wav
[ "data/train/chunk_2541.wav", "ugu dhiman jiray xushmad iyo xishood u mudnaan jiray iyo" ]
train
train/chunk_1048.wav
[ "data/train/chunk_1048.wav", "isbeddelay ninkan yarina isbeddelka ayuu ka mid yahay ee bal" ]
train
train/chunk_286.wav
[ "data/train/chunk_286.wav", "sida ay caadadu tahay aan loogu naanaysin laangadhe ama jiis" ]
train
train/chunk_2569.wav
[ "data/train/chunk_2569.wav", "jirin haddana aad ayuu u dhibsaday isku kalsooni xumada iyo" ]
train
train/chunk_1060.wav
[ "data/train/chunk_1060.wav", "ee ay maqasho cid u garowda illin ku gaaxatay ayaana" ]
train
train/chunk_1706.wav
[ "data/train/chunk_1706.wav", "intii aanay mawjaddii u horreysay iswaraysiga ka gudbin ayay durba" ]
train
train/chunk_1712.wav
[ "data/train/chunk_1712.wav", "carruur canaantay waxba se isma beddelin heeso qaraami ah ayaa" ]
train
train/chunk_1074.wav
[ "data/train/chunk_1074.wav", "aad noqotid cabbaar ayay ka la aamuseen oo dhulka xarxarriiqeen" ]
train
train/chunk_2596.wav
[ "data/train/chunk_2596.wav", "uu maqaalku ku qorraa ma aha in aad qalad ka" ]
train
train/chunk_251.wav
[ "data/train/chunk_251.wav", "oogay si uu hilibka ugu solo intii ay dhamacdu caddaanaysay" ]
train
train/chunk_537.wav
[ "data/train/chunk_537.wav", "negeeye ma jawaabin rooble isaguba carruurnimadii reer miyi ayuu ahaa" ]
train
train/chunk_1921.wav
[ "data/train/chunk_1921.wav", "mar haddii ay jacaylka ilaahay u ban baxeen raage wuxuu" ]
train
train/chunk_523.wav
[ "data/train/chunk_523.wav", "aad lahayn maxaad u lahaanaysaa wax ay ummad dhami ka" ]
train
train/chunk_1935.wav
[ "data/train/chunk_1935.wav", "sii gelaya maalin keliya ka ma baaqdo ayuu mid kale" ]
train
train/chunk_245.wav
[ "data/train/chunk_245.wav", "sida ay caadadu tahay aan loogu naanaysin laangadhe ama jiis" ]
train
train/chunk_2582.wav
[ "data/train/chunk_2582.wav", "mid waliba dhibkeeda ayay lee dahay maxaa ka wanaagsan in" ]
train
train/chunk_1909.wav
[ "data/train/chunk_1909.wav", "in kasta oo aanay lahayn cilmi diinta ka baxsan oo" ]
train
train/chunk_279.wav
[ "data/train/chunk_279.wav", "dhigin laakiin u malayn maayo in uu cid aan faroole" ]
train
train/chunk_1538.wav
[ "data/train/chunk_1538.wav", "waa ay kacsan tahay ilmuhu aad ayay u dhogor wanaagsan" ]
train
train/chunk_2031.wav
[ "data/train/chunk_2031.wav", "oo jardiinada maxaa idin dhigay haddii aad waqtigaa jardiino ku" ]
train
train/chunk_2757.wav
[ "data/train/chunk_2757.wav", "kii ugu damiinsanaa ayaa natiijadii imtixaanka ugu dhibco sarreeya qaar" ]
train
train/chunk_2743.wav
[ "data/train/chunk_2743.wav", "markii uu diiriye dugsiga ku soo kordhay dhawr bilood ka" ]
train
train/chunk_2025.wav
[ "data/train/chunk_2025.wav", "isaga oo aan ogayn waxaa ka dhacday xabbad sigaar ah" ]
train
train/chunk_1504.wav
[ "data/train/chunk_1504.wav", "ka samaystay waxayna taasi u noqotay il dhaqaale oo muhiim" ]
train
train/chunk_912.wav
[ "data/train/chunk_912.wav", "wada damqanaya sidii wax dhintay sariirta ku dhici jiray kuna" ]
train
train/chunk_1262.wav
[ "data/train/chunk_1262.wav", "u haysay si dheeraad ah markii se dagaalkii ugu horreeyay" ]
train
train/chunk_1276.wav
[ "data/train/chunk_1276.wav", "daran oo muruqa ku jiidha horumarka ay noloshu samaysaba dhimashaduna" ]
train
train/chunk_1510.wav
[ "data/train/chunk_1510.wav", "oo si farxad leh walasaqo u tumanaysa ayuu ciidankii qafaalku" ]
train
train/chunk_906.wav
[ "data/train/chunk_906.wav", "qaarna gacanqaad weheliyo ayaa ciidankii majaraha u qabtay maalintii koowaad" ]
train
train/chunk_2019.wav
[ "data/train/chunk_2019.wav", "wada joogi jireen tobankana qof waliba sariirta ayuu tegi jiray" ]
train
train/chunk_735.wav
[ "data/train/chunk_735.wav", "inta xooggaygu yahay gudintii ku hubsaday markii uu cabaadayna cagaha" ]
train
train/chunk_2794.wav
[ "data/train/chunk_2794.wav", "isjujuubayaa dhib alle ma abuurin quwaax iyo qadhaab waxoogaaga uu" ]
train
train/chunk_2780.wav
[ "data/train/chunk_2780.wav", "miyuu jiraa qof doonaya in uu shaqada waayo ama xabsi" ]
train
train/chunk_1289.wav
[ "data/train/chunk_1289.wav", "soomaalida loogu tashaday laakiin dagaalkaa dhan walba lagu halaagmay isla" ]
train
train/chunk_721.wav
[ "data/train/chunk_721.wav", "oo ay guntiinadu ka yar faydantay oo ilaa ibtu muuqato" ]
train
train/chunk_709.wav
[ "data/train/chunk_709.wav", "dhaafaa caane boore ku ma lahoo caane boore aniga intee" ]
train
train/chunk_708.wav
[ "data/train/chunk_708.wav", "codsaday abboo caano lo waaye laakiin haddii rabin waa idinka" ]
train
train/chunk_1288.wav
[ "data/train/chunk_1288.wav", "celiyo cid kasta oo ka qaybgashay shirqoolkii caalamiga ahaa ee" ]
train
train/chunk_2781.wav
[ "data/train/chunk_2781.wav", "galo xaaraanba ha iska ahaato ee waxa uu walwalaaqayo sow" ]
train
train/chunk_720.wav
[ "data/train/chunk_720.wav", "laabta ka soo riixaya markii ay shaaha dhigaysay naaska bidix" ]
train
train/chunk_734.wav
[ "data/train/chunk_734.wav", "diiriye saf ayay u jiifeen ee kii ugu sokeeyay ayaan" ]
train
train/chunk_2795.wav
[ "data/train/chunk_2795.wav", "diiriye meel dhow iyo meel dheerba ka soo shaqshaqay ninka" ]
train
train/chunk_1277.wav
[ "data/train/chunk_1277.wav", "mid la eg ayay la samaysaa tallaabada ay qaaddana mid" ]
train
train/chunk_2018.wav
[ "data/train/chunk_2018.wav", "wareegayo caado ahaan sagaalka haddii la gaadho qoysku guriga ayay" ]
train
train/chunk_907.wav
[ "data/train/chunk_907.wav", "waxaa la qabtay shaqo adag oo lagu dejinayay laguna ka" ]
train
train/chunk_1511.wav
[ "data/train/chunk_1511.wav", "gabagabeeyay dadkii cayaarayay markii ay ka la firxadeen laga ma" ]
train
train/chunk_913.wav
[ "data/train/chunk_913.wav", "hambaberi jiray subaxda xigta qaylada iyo siidhiga saraakiisha laakiin markiiba" ]
train
train/chunk_1505.wav
[ "data/train/chunk_1505.wav", "ah waxa ay se keentay dadka khasabka lagu ciidameeyaa in" ]
train
train/chunk_1263.wav
[ "data/train/chunk_1263.wav", "la galay ee diirrimaadka qoryaha iyo uumiga baaruudda la kulaalay" ]
train
train/chunk_2742.wav
[ "data/train/chunk_2742.wav", "cuni aqoon faraha haddii afka loo geliyana u qaniini aqoon" ]
train
train/chunk_2024.wav
[ "data/train/chunk_2024.wav", "rooble wuxuu raage uga shakiyay in uu sigaarka cabbo maalin" ]
train
train/chunk_2030.wav
[ "data/train/chunk_2030.wav", "tahay xaggee baad waqtigan ka timid jardiinada ayaanu ku sheekaysanaynay" ]
train
train/chunk_1539.wav
[ "data/train/chunk_1539.wav", "yihiin marka laga reebo ta ugu yar ubax oo iyadu" ]
train
train/chunk_2756.wav
[ "data/train/chunk_2756.wav", "aan maalin waxbarasho u soo xaadirin ayaa sannad walba gudba" ]
train
train/chunk_1908.wav
[ "data/train/chunk_1908.wav", "reebban siirada iyo mucjisooyinkii nebiga jannada iyo cadaabta iyo asxaabtii" ]
train
train/chunk_278.wav
[ "data/train/chunk_278.wav", "uu garaadsaday aabbihii wuxuu ku arki jiray bunduq aanu marnaba" ]
train
train/chunk_1934.wav
[ "data/train/chunk_1934.wav", "xerta ka mid ahaa shalayna waxaan arkay isaga oo kiniisadda" ]
train
train/chunk_522.wav
[ "data/train/chunk_522.wav", "ka la tashan maya taladaa keligay ayaa lahaa ma" ]
train
train/chunk_2583.wav
[ "data/train/chunk_2583.wav", "aad niyadsami noolaatid maxaa se ka xun in aad xogogaal" ]
train
train/chunk_244.wav
[ "data/train/chunk_244.wav", "yar ayuu bartay sababta aabbihiisa dhutiya loogu naanaysay micilibaax ee" ]
train
train/chunk_250.wav
[ "data/train/chunk_250.wav", "fog u dhexeeya ayuu odaygii sagaaro waranka daray dab ayuu" ]
train
train/chunk_2597.wav
[ "data/train/chunk_2597.wav", "fahamtid xorriyadda wax qorista oo aad weliba adiga oo dal" ]
train
train/chunk_1920.wav
[ "data/train/chunk_1920.wav", "oo kitaabbada ku sii dhegaan masjidkana ku sii raagaan xertaasi" ]
train
train/chunk_536.wav
[ "data/train/chunk_536.wav", "taggeeda foolxumo ka weyni ma jirto miyaadan cuqubo ka baqayn" ]
train
train/chunk_1713.wav
[ "data/train/chunk_1713.wav", "u baxayay oo ay awal rabeen in ay sheekadooda aan" ]
train
train/chunk_1075.wav
[ "data/train/chunk_1075.wav", "nabarro xanuun lehna ka jeexeen mar dambe ayuu negeeye" ]
train
train/chunk_1061.wav
[ "data/train/chunk_1061.wav", "kediso uga soo qubatay xaaladda aan ku ummulay ilaahay uun" ]
train
train/chunk_2568.wav
[ "data/train/chunk_2568.wav", "oo uu ka kasbaday faham weyn oo aan muqdisho ka" ]
train
train/chunk_1707.wav
[ "data/train/chunk_1707.wav", "garaabadu dhexdooda qarisay qolku aad ayuu u kulul yahay in" ]
train
train/chunk_2226.wav
[ "data/train/chunk_2226.wav", "ugu qiimaha badnaa wuxuuna xamar ku la soo noqday farxad" ]
train
train/chunk_287.wav
[ "data/train/chunk_287.wav", "micilibaax oo intii aanay naanaystu u bixin magaciisu ahaa xirsi" ]
train
train/chunk_1049.wav
[ "data/train/chunk_1049.wav", "isbarta negeeye wuxuu eegay ilmihii oo ahaa qof weli aad" ]
train
train/chunk_2540.wav
[ "data/train/chunk_2540.wav", "dhib iyo dheefba u la wadaagi jiray jacaylkeeda iyo qaddarinteeda" ]
train
train/chunk_2554.wav
[ "data/train/chunk_2554.wav", "ku faanaysa in ay yihiin afrikaan ka yimid afrika colaadda" ]
train
train/chunk_293.wav
[ "data/train/chunk_293.wav", "isaguna ku mashquulsan yahay qalista sagaarada ayay cilcillaw noqotay libaax" ]
train
train/chunk_2232.wav
[ "data/train/chunk_2232.wav", "mid noqday saddex arday oo ingiriiska loo diray arday badan" ]
train
train/chunk_318.wav
[ "data/train/chunk_318.wav", "geedka dushiisa ayuu ku dhammaystay habeen hoog leh markii waagu" ]
train
train/chunk_1868.wav
[ "data/train/chunk_1868.wav", "yihiin isagana fasal ka hoosaysa oo uu macallinka xaafadda malcaamadda" ]
train
train/chunk_1698.wav
[ "data/train/chunk_1698.wav", "ugu naxayaa yayda yaydu dhashay ma iyaga ayaa u nixi" ]
train
train/chunk_456.wav
[ "data/train/chunk_456.wav", "mudhxeen oo dub madow baa soo baxay inta ku hadhayna" ]
train
train/chunk_1840.wav
[ "data/train/chunk_1840.wav", "oo dhaashatay nadiifta ahaan jiray waxaa ku daatay finan meelo" ]