set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
train
train/chunk_2224.wav
[ "data/train/chunk_2224.wav", "bilaabay julaay dhexdeeda dhammaadkii bisha ogos waxaa u diiwaan gashanaa" ]
train
train/chunk_2230.wav
[ "data/train/chunk_2230.wav", "waa ay ka tayo fiican tahay ta dalka markii uu" ]
train
train/chunk_1739.wav
[ "data/train/chunk_1739.wav", "shaqdiisa ku soo noqday wuxuu dareemayay islaweyni badan wuxuu isu" ]
train
train/chunk_291.wav
[ "data/train/chunk_291.wav", "fog u dhexeeya ayuu odaygii sagaaro waranka daray dab ayuu" ]
train
train/chunk_2556.wav
[ "data/train/chunk_2556.wav", "taariikheed iyo hiilka ay afrikaanka kale had iyo jeer xabashida" ]
train
train/chunk_1077.wav
[ "data/train/chunk_1077.wav", "ayuu sidii uu cadow ku dhufanayo hortiisa xoog ugu maguujiyay" ]
train
train/chunk_2218.wav
[ "data/train/chunk_2218.wav", "xantoobo qalimo ah gole ardaa ah ayuu fiid oog ka" ]
train
train/chunk_1711.wav
[ "data/train/chunk_1711.wav", "ayuu diiriye inta uu daaqadda qoorta ka riday dumar iyo" ]
train
train/chunk_1705.wav
[ "data/train/chunk_1705.wav", "maamulka ku jiraa waxa uu galo iyo waxa uu gudo" ]
train
train/chunk_1063.wav
[ "data/train/chunk_1063.wav", "faan ayay ii ahayd in aad aabbihii tahay laakiin xaq" ]
train
train/chunk_246.wav
[ "data/train/chunk_246.wav", "micilibaax oo intii aanay naanaystu u bixin magaciisu ahaa xirsi" ]
train
train/chunk_1088.wav
[ "data/train/chunk_1088.wav", "taqaan qof aad taqaanna haddii uu seexdo oo soo tooso" ]
train
train/chunk_2581.wav
[ "data/train/chunk_2581.wav", "ayuu afrikaanka kale weynaystaa ka baqaa kuna mashquulaa labada xaaladoodna" ]
train
train/chunk_520.wav
[ "data/train/chunk_520.wav", "rooble si aan qiyaas lahayn ayuu arrinta uga naxay oo" ]
train
train/chunk_1936.wav
[ "data/train/chunk_1936.wav", "yidhi bal muu iska muslimo awal muxuu u gaaloobay malaha" ]
train
train/chunk_534.wav
[ "data/train/chunk_534.wav", "wax la iska xaq iyo xaal mariyay ayaad dib ugu" ]
train
train/chunk_1922.wav
[ "data/train/chunk_1922.wav", "u arkay dad suubban sidaas darteed in kasta oo aanu" ]
train
train/chunk_2595.wav
[ "data/train/chunk_2595.wav", "oo kor u soo qaaday nuqul ka mid ah wargeyskii" ]
train
train/chunk_252.wav
[ "data/train/chunk_252.wav", "isaguna ku mashquulsan yahay qalista sagaarada ayay cilcillaw noqotay libaax" ]
train
train/chunk_508.wav
[ "data/train/chunk_508.wav", "in ay sax ahaayeen ma laga yaabaa waxa uu negeeye" ]
train
train/chunk_2026.wav
[ "data/train/chunk_2026.wav", "qarad ayaana aragtay oo rooble u gudbisay habeenkii xigay odayga" ]
train
train/chunk_939.wav
[ "data/train/chunk_939.wav", "qabatid taasina kuu ma fududa haddii aad tahay nin jilicsan" ]
train
train/chunk_1249.wav
[ "data/train/chunk_1249.wav", "in jiidda dagaalka laga hawl gelayo daqiiqad kastana la dhaqaaqi" ]
train
train/chunk_2740.wav
[ "data/train/chunk_2740.wav", "kuxigeenka dugsigan markaa waxaa maamule ka ahaa oday doqon ah" ]
train
train/chunk_2754.wav
[ "data/train/chunk_2754.wav", "oo imtixaankii fasalka hore ku dhacday ayaa fasalka xiga fadhida" ]
train
train/chunk_2032.wav
[ "data/train/chunk_2032.wav", "soo gaadheen idinka iyo debedyaalku maxaad ku ka la duwan" ]
train
train/chunk_1513.wav
[ "data/train/chunk_1513.wav", "ah dhabarka ayaa laga toogtay mid webiga miciin biday" ]
train
train/chunk_905.wav
[ "data/train/chunk_905.wav", "eg saraakiil wada xanaaqsan oo canaan iyo qaylo badan mararka" ]
train
train/chunk_1275.wav
[ "data/train/chunk_1275.wav", "ku fadhiista ama fallaadh feedhaha kaa ruubata amaba seef af" ]
train
train/chunk_1261.wav
[ "data/train/chunk_1261.wav", "ahaan askarta dagaalka ku cusub ee weli baqaysa dhaxantu waxay" ]
train
train/chunk_2768.wav
[ "data/train/chunk_2768.wav", "maray macallin wadaad ah oo dadaal badan kaas oo isku" ]
train
train/chunk_1507.wav
[ "data/train/chunk_1507.wav", "magaalo waliba waxay lee dahay dhacdo taariikheed oo sida" ]
train
train/chunk_911.wav
[ "data/train/chunk_911.wav", "ragga kale ayuu marka waqtiga hurdada la gaadho isaga oo" ]
train
train/chunk_722.wav
[ "data/train/chunk_722.wav", "ayuu diiriye si qof arkayaa la yaabi lahaa aad u" ]
train
train/chunk_2783.wav
[ "data/train/chunk_2783.wav", "duddumooyin baa dadku sow dad ma aha oo nolol u" ]
train
train/chunk_2797.wav
[ "data/train/chunk_2797.wav", "qanciyeen isaga iyo gaasteri baa isleh haddiiba aanay qaaxo ku" ]
train
train/chunk_736.wav
[ "data/train/chunk_736.wav", "ayaan wax ka dayay maalintii xigtay ayaan baabuur ku dhacay" ]
train
train/chunk_2796.wav
[ "data/train/chunk_2796.wav", "diidaa isaga ayaa cirka roob ku og ayay macallimiintu isku" ]
train
train/chunk_737.wav
[ "data/train/chunk_737.wav", "oo hargeysa ka soo jeestay halkaas ayaan sannad ku noolaa" ]
train
train/chunk_723.wav
[ "data/train/chunk_723.wav", "qooraansaday markii ay ka dhaqaaqdayna indhaha ayuu la sii raacay" ]
train
train/chunk_2782.wav
[ "data/train/chunk_2782.wav", "la la ma cuno marka laga reebo inta waalan ma" ]
train
train/chunk_2769.wav
[ "data/train/chunk_2769.wav", "dayay in uu tuumbada xaaraanta ah ee uu diiriye nuugayo" ]
train
train/chunk_1260.wav
[ "data/train/chunk_1260.wav", "ahina da ayay meel walibana waxay ahayd qoyaan iyo biyo gaar" ]
train
train/chunk_910.wav
[ "data/train/chunk_910.wav", "ee ku xigay midba mid looga gudbay maalmahaas negeeye sida" ]
train
train/chunk_1506.wav
[ "data/train/chunk_1506.wav", "ay noqdaan foqorada aan madaxfurasho iska bixin karin oo keliya" ]
train
train/chunk_904.wav
[ "data/train/chunk_904.wav", "barxaddii xerada lagu soo safay loona bilaabay tabobar cadaab u" ]
train
train/chunk_1512.wav
[ "data/train/chunk_1512.wav", "hadhin ee cagta ayaa cagta loo saaray laba ka mid" ]
train
train/chunk_1274.wav
[ "data/train/chunk_1274.wav", "waran daxal leh oo isaga oo aan ku dilin wadnaha" ]
train
train/chunk_2755.wav
[ "data/train/chunk_2755.wav", "qaar aan dugsi dhexeba dhigan ayaa dugsiga sare fadhiya mid" ]
train
train/chunk_2033.wav
[ "data/train/chunk_2033.wav", "tihiin ma uu jawaabin ee findoob ayuu iska tuujiyay" ]
train
train/chunk_938.wav
[ "data/train/chunk_938.wav", "oo aad boqor libaax sheegtay sidii ri irmaan dhegta soo" ]
train
train/chunk_2027.wav
[ "data/train/chunk_2027.wav", "oo fadhiga ku sugaya ayuu raage saqdhexe yimid halkan soo" ]
train
train/chunk_2741.wav
[ "data/train/chunk_2741.wav", "doqonnimadaas oo uu ku la baxay sida aanu wax u" ]
train
train/chunk_1248.wav
[ "data/train/chunk_1248.wav", "waxaa lagu kulmay barxaddii xerada halkaas oo ciidankii lagu wargeliyay" ]
train
train/chunk_509.wav
[ "data/train/chunk_509.wav", "dilay in aanu nin ahayn ee sida uu sheegay uu" ]
train
train/chunk_1923.wav
[ "data/train/chunk_1923.wav", "ka mid noqon wuxuu la yeeshay xidhiidh dhow aad ayuu" ]
train
train/chunk_535.wav
[ "data/train/chunk_535.wav", "noqotay wax laga heshiiyay oo la iska dhaarsaday ka daba" ]
train
train/chunk_253.wav
[ "data/train/chunk_253.wav", "ayaa kambalka hiinraag kaga dhuftay waxayna la noqotay in aan" ]
train
train/chunk_2594.wav
[ "data/train/chunk_2594.wav", "noqon iyo weliba mucaarad waa maxay waxan aad dhex dabbaalatay" ]
train
train/chunk_2580.wav
[ "data/train/chunk_2580.wav", "ka xog la yahay khatarta cad in aad uga badan" ]
train
train/chunk_1089.wav
[ "data/train/chunk_1089.wav", "waa isla isagii sidii ay hal maqaar diidaysa ku godlayso" ]
train
train/chunk_247.wav
[ "data/train/chunk_247.wav", "isaga oo kuray ah iyo aabbihii oo markaa da dhexaad" ]
train
train/chunk_1937.wav
[ "data/train/chunk_1937.wav", "waaba uu ku dhashay xataa haddii uu ku dhashay imikaba" ]
train
train/chunk_521.wav
[ "data/train/chunk_521.wav", "miyaadan cidna la tashan miyaadan nimankii kuu adeerka ahaa midna" ]
train
train/chunk_1704.wav
[ "data/train/chunk_1704.wav", "isu tilmaameen shakhsi kasta oo ay isku qabiil yihiin oo" ]
train
train/chunk_1062.wav
[ "data/train/chunk_1062.wav", "baa fahmi kara dhib kastaba aan ka soo maro ee" ]
train
train/chunk_1076.wav
[ "data/train/chunk_1076.wav", "madaxa kor u soo qaaday qorigii uu dhulka ku xaquuqayay" ]
train
train/chunk_1710.wav
[ "data/train/chunk_1710.wav", "jeedda markii ay fureen waa ay ku wareereen dhawr jeer" ]
train
train/chunk_2219.wav
[ "data/train/chunk_2219.wav", "shiday sabuuraddiina laan ka deldelay beeshana u sheegay qof kasta" ]
train
train/chunk_1738.wav
[ "data/train/chunk_1738.wav", "gobeed ayaa la inoo goglayaa negeeye markii uu mudug iyo" ]
train
train/chunk_2231.wav
[ "data/train/chunk_2231.wav", "xamar yimid wuxuu la kulmay war farxad leh wuxuu ka" ]
train
train/chunk_2557.wav
[ "data/train/chunk_2557.wav", "siiyaan ayaa soomaalida tolkeed ka fanteeyay oo carabta ku tolay" ]
train
train/chunk_290.wav
[ "data/train/chunk_290.wav", "hayso oo ay marayaan gerigo an laba beelood oo ka la" ]
train
train/chunk_284.wav
[ "data/train/chunk_284.wav", "ahaa ee ku magaca dheeraa faroole isaga oo aad u" ]
train
train/chunk_2543.wav
[ "data/train/chunk_2543.wav", "ku soo dhammeeyeen afrika in ay sidaas u dambaynayso inta" ]
train
train/chunk_2225.wav
[ "data/train/chunk_2225.wav", "qof oo ka aflaxay farbarashadaa wuxuu u ahaa fasaxiisii" ]
train
train/chunk_469.wav
[ "data/train/chunk_469.wav", "eegay ilaa ay faroole ku degeen haad kale oo badan" ]
train
train/chunk_2386.wav
[ "data/train/chunk_2386.wav", "marka lahaanshaha gaarka ahi xayirmo horumar maxaa keeni kara raage" ]
train
train/chunk_441.wav
[ "data/train/chunk_441.wav", "sidii horena suulasha ugu soconaya ayuu jeexii ku noqday intii" ]
train
train/chunk_1857.wav
[ "data/train/chunk_1857.wav", "oo qaarkood qudhiisa macallimiin u yihiin ayuu ku fekeraa isaga" ]
train
train/chunk_327.wav
[ "data/train/chunk_327.wav", "kaga gooyay wuxuu maqli jiray libaaxu wuu xushmeeyaa oo ku" ]
train
train/chunk_333.wav
[ "data/train/chunk_333.wav", "iyo libaax ku soo weerara ayuu ku fekeray dabadeed orod" ]
train
train/chunk_455.wav
[ "data/train/chunk_455.wav", "nabarro badan baa ku gunaadmay meelo badan ayay timuhu ka" ]
train
train/chunk_1843.wav
[ "data/train/chunk_1843.wav", "marka uu kubbadda ka yimaaddo shurufka aan laga garan orgi" ]
train
train/chunk_2392.wav
[ "data/train/chunk_2392.wav", "la ka la lahaado ka soo qaad in aynu qof" ]
train
train/chunk_2379.wav
[ "data/train/chunk_2379.wav", "kari waayay oo sidii dogob aboor cunay markii la riixay" ]
train
train/chunk_1670.wav
[ "data/train/chunk_1670.wav", "ahi maantaba xabsiga jiifaan kuna eedaysan yihiin denbi kiisii ka" ]
train
train/chunk_1116.wav
[ "data/train/chunk_1116.wav", "u baahan yahay midho daray in uu duudduub ku liqo" ]
train
train/chunk_1102.wav
[ "data/train/chunk_1102.wav", "si gobannimo leh ayay reer rooble ii qaabbileen saddexdii habeen" ]
train
train/chunk_1664.wav
[ "data/train/chunk_1664.wav", "buuxda ayuu u la socday maalintaas ayay se taa aad" ]
train
train/chunk_482.wav
[ "data/train/chunk_482.wav", "baqdin aan ka yarayn tii uu markii uu noolaa abuuri" ]
train
train/chunk_1894.wav
[ "data/train/chunk_1894.wav", "dhegeystay kitaab uu sheekh caan ahi marinayay dad tiro badanina" ]
train
train/chunk_2345.wav
[ "data/train/chunk_2345.wav", "waa uun taariikh ay ahayd in lagu cibro qaato in" ]
train
train/chunk_2423.wav
[ "data/train/chunk_2423.wav", "ku iman kartaa koritaan feker wadajir ah waxay hirgeli kartaa" ]
train
train/chunk_2437.wav
[ "data/train/chunk_2437.wav", "soo cagaarmana cagta ku saari karo mar haddii se ay" ]
train
train/chunk_2351.wav
[ "data/train/chunk_2351.wav", "gaashaantay hoggaamiye doqonnimo la hamaansanaya oo hadiyado xaqiran la siiyo" ]
train
train/chunk_496.wav
[ "data/train/chunk_496.wav", "uga warramo sidii uu libaaxu aabbihii u dilay iyo sidii" ]
train
train/chunk_1880.wav
[ "data/train/chunk_1880.wav", "sida uu macallinka qur aanka wejiga u siin kari la yahay" ]
train
train/chunk_1658.wav
[ "data/train/chunk_1658.wav", "markii uu muddo shaqadii baabuurta ku jiray oo xataa dareewalnimo" ]
train
train/chunk_119.wav
[ "data/train/chunk_119.wav", "dahay ayuu adeerkii ku yidhi habeen ay wada fadhiyeen qolka" ]