set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
train
train/chunk_2391.wav
[ "data/train/chunk_2391.wav", "bulsho aan haba yaraato ee dhaqan u lahayn in hantida" ]
train
train/chunk_330.wav
[ "data/train/chunk_330.wav", "ma uu arag waxaa daadsanaa lafo cadcad oo keliya wuu" ]
train
train/chunk_324.wav
[ "data/train/chunk_324.wav", "wuxuu kale oo arkay cad yar oo dhogor iyo ciddi" ]
train
train/chunk_2385.wav
[ "data/train/chunk_2385.wav", "gaarka ahi waxsoosaarka qofka riixo waxsoosaarka qofkuna horumarka umadda riixo" ]
train
train/chunk_442.wav
[ "data/train/chunk_442.wav", "aanu wax kale arag ayuu warankii ka dhacay helay" ]
train
train/chunk_1854.wav
[ "data/train/chunk_1854.wav", "haweenka wuxuu isarkay isaga oo mid walba ku talogal la aan" ]
train
train/chunk_1667.wav
[ "data/train/chunk_1667.wav", "oo meel ka la shaqayn jiray wuxuu ka cawday halgan" ]
train
train/chunk_2408.wav
[ "data/train/chunk_2408.wav", "helo sidaasna sinnaan loogu wada noolaado waa sallaanka dadnimada ugu" ]
train
train/chunk_1101.wav
[ "data/train/chunk_1101.wav", "maqlay in aad xamar timid abtigaana xamar waan ku ogaa" ]
train
train/chunk_1115.wav
[ "data/train/chunk_1115.wav", "laakiin armuu ilmo uu dhalay dafiraa mar haddii uu iyada" ]
train
train/chunk_1673.wav
[ "data/train/chunk_1673.wav", "u soo qalqaaliyay markii aan xabsiga ka soo baxay aniga" ]
train
train/chunk_2352.wav
[ "data/train/chunk_2352.wav", "dalkiisa iyo dadkiisana waxa la doono lagu sameeyaa weli sow" ]
train
train/chunk_495.wav
[ "data/train/chunk_495.wav", "haddaa maxaan ku lee yahay wuxuu ka codsaday in uu" ]
train
train/chunk_1883.wav
[ "data/train/chunk_1883.wav", "inkaarta wadaadku ku dhacdo isaga oo sidaas u baqaya ayay" ]
train
train/chunk_2434.wav
[ "data/train/chunk_2434.wav", "lahayn u adeegsanayaa awood muruq oo uu muddo dheer soo" ]
train
train/chunk_2420.wav
[ "data/train/chunk_2420.wav", "helo hannaan aan legdan ku dhisnayn ee ku dhisan wada" ]
train
train/chunk_1129.wav
[ "data/train/chunk_1129.wav", "cunto wax ay galeen nolol iska liidata laakiin aan ka" ]
train
train/chunk_481.wav
[ "data/train/chunk_481.wav", "ee la moodo in uu weli nool yahay waxay abuurayeen" ]
train
train/chunk_1897.wav
[ "data/train/chunk_1897.wav", "dib maskaxdiisa oo dhan waxaa mashquuliyay aakhiro cadaabta iyo jannada" ]
train
train/chunk_2346.wav
[ "data/train/chunk_2346.wav", "mustaqbalka lagu ifsado afrikaanku oo afar boqol oo sano dadkooda" ]
train
train/chunk_2811.wav
[ "data/train/chunk_2811.wav", "bideen in ay taas diiriye iyo madaxweynaha ku xantaan carabta" ]
train
train/chunk_668.wav
[ "data/train/chunk_668.wav", "lahaayeen abaal baan ku qabi lahaa ee dhegeyso sow ma" ]
train
train/chunk_2805.wav
[ "data/train/chunk_2805.wav", "macallimiintu ku doodaan keli kelina ugu fekeraan qof walba qummanihiisa" ]
train
train/chunk_132.wav
[ "data/train/chunk_132.wav", "ku abuuray mararka qaarkood saqdhexe ayuu hurdada ka soo boodi" ]
train
train/chunk_2193.wav
[ "data/train/chunk_2193.wav", "ahaa intii uu miyiga joogay warqad duug ah oo wargeys" ]
train
train/chunk_654.wav
[ "data/train/chunk_654.wav", "marna inta ay isugu kay tagaan iga baadi jireen oo" ]
train
train/chunk_640.wav
[ "data/train/chunk_640.wav", "soo maray cadaabtaas ayay iyaduna ku gubatay malaha adigana waaba" ]
train
train/chunk_898.wav
[ "data/train/chunk_898.wav", "askarinnimo loo abuuray sidaas darteed tabobarku run ahaantii isaga u" ]
train
train/chunk_2187.wav
[ "data/train/chunk_2187.wav", "qiraa taas in aanay aqoon keli ahi ku seegteen ee" ]
train
train/chunk_2839.wav
[ "data/train/chunk_2839.wav", "diiriye ilmahani waa ilmo aakhir samaane bal maanta uun isaga" ]
train
train/chunk_126.wav
[ "data/train/chunk_126.wav", "nicmo aanu haysan jirin haddii uu helo in uu siinayo" ]
train
train/chunk_1303.wav
[ "data/train/chunk_1303.wav", "loo la yimid shan meelood loo qaybiyay laba walaalo ah" ]
train
train/chunk_1465.wav
[ "data/train/chunk_1465.wav", "oo kale magaalada iyo tuulada la gabagabeeyo iyo xataa shakhsiyaadka" ]
train
train/chunk_873.wav
[ "data/train/chunk_873.wav", "taas darteed rooble aad ayuu uga welwel qabay qoyskii uu" ]
train
train/chunk_25.wav
[ "data/train/chunk_25.wav", "una jeclaystay qoyska iyo magaalada qunyar qunyar ayuu u dareemay" ]
train
train/chunk_1471.wav
[ "data/train/chunk_1471.wav", "waa nin weyd ah oo ay busaarad darani ka muuqato" ]
train
train/chunk_867.wav
[ "data/train/chunk_867.wav", "ka xoroobay run ahaantiina isku ma fiicna inta badanna ismaba" ]
train
train/chunk_31.wav
[ "data/train/chunk_31.wav", "qaarkoodna wuxuuba moodi jiray in ay aad uga da weyn" ]
train
train/chunk_2178.wav
[ "data/train/chunk_2178.wav", "asalkooda iyo sababtooda raadi taas ayaa ah wacyiga aad maqashid" ]
train
train/chunk_1317.wav
[ "data/train/chunk_1317.wav", "taa sameeyay waxay si fudud ugu doodi karaan awooddayada" ]
train
train/chunk_2636.wav
[ "data/train/chunk_2636.wav", "wada shaqeeyaan ladnaan dheeraad ah ma qabaan noloshu se waa" ]
train
train/chunk_1459.wav
[ "data/train/chunk_1459.wav", "jira ayuu haddana shaqadiisa jeclaystay wuxuuna si gaar ah ugu" ]
train
train/chunk_19.wav
[ "data/train/chunk_19.wav", "karo xasuustaa yar wuxuu ka dhex helay xaqiiqo ah adeerkii" ]
train
train/chunk_697.wav
[ "data/train/chunk_697.wav", "maad i wayddiisid nimankii illayn waan bartay oo maalin walba" ]
train
train/chunk_2150.wav
[ "data/train/chunk_2150.wav", "ka taqaan mooyee dhinacyo kale ka eegtid una oggolow caqligaagu" ]
train
train/chunk_2144.wav
[ "data/train/chunk_2144.wav", "qaldaa qofka waxa loo sheegay uu akhriyay ama dhaxlay sidooda" ]
train
train/chunk_683.wav
[ "data/train/chunk_683.wav", "baxo waxaan ku turaanturrooday koombadii oo godkii dushiisa galgalanaysa af" ]
train
train/chunk_2622.wav
[ "data/train/chunk_2622.wav", "hawlwadaag ayuuna qol kiro ah ka degay guriga intiisa kale" ]
train
train/chunk_2152.wav
[ "data/train/chunk_2152.wav", "oo xeerinaya aragti hore waad iska hiilisay waxaanad u jabtay" ]
train
train/chunk_695.wav
[ "data/train/chunk_695.wav", "haddii aan beenta iska dhawro wax boqol shilin ka yar" ]
train
train/chunk_2634.wav
[ "data/train/chunk_2634.wav", "quuto iibiya ayayna xaafadda ku leh yihiin intaas ayay labada" ]
train
train/chunk_2620.wav
[ "data/train/chunk_2620.wav", "xamanaya isla sannadkii uu jaamacadda ka qalinjabiyay raage wuxuu" ]
train
train/chunk_1329.wav
[ "data/train/chunk_1329.wav", "dhaweyd haddana ka fogayd colaadda bariga iyo galbeedku waxay maraysay" ]
train
train/chunk_681.wav
[ "data/train/chunk_681.wav", "ku jirto ayaan iskaga tegay makhribkii markii aan damcay in" ]
train
train/chunk_859.wav
[ "data/train/chunk_859.wav", "laakiin maanta ma jiraan faan iyo islaweyni u dhimani ingiriis" ]
train
train/chunk_2146.wav
[ "data/train/chunk_2146.wav", "cidda wax u sheegtay in ay xaqiiqada uga xogogaalsan tahay" ]
train
train/chunk_27.wav
[ "data/train/chunk_27.wav", "leyla ayay si gaar ah isu fahmeen qudheedu ma ay" ]
train
train/chunk_871.wav
[ "data/train/chunk_871.wav", "mar uun baan dhiman lahaa waxaa jiray sharci uu kacaanku" ]
train
train/chunk_1467.wav
[ "data/train/chunk_1467.wav", "la marin jiray maalin aad u kulul ayuu negeeye weerar" ]
train
train/chunk_2608.wav
[ "data/train/chunk_2608.wav", "wax uu u batay go aankaasi in uu ku lug lahaa" ]
train
train/chunk_1301.wav
[ "data/train/chunk_1301.wav", "kaga taal cid kasta oo ka qaybgashay ama taageertay bulsho" ]
train
train/chunk_1315.wav
[ "data/train/chunk_1315.wav", "utun la abuurayay dheh soomaalida oo la cadaadin kari waayay" ]
train
train/chunk_33.wav
[ "data/train/chunk_33.wav", "leh ayay ugu amri jirtay orod qubayso dharka iska" ]
train
train/chunk_865.wav
[ "data/train/chunk_865.wav", "ka soo gala shilimmo u badan baqshiish ay siiyaan dadka" ]
train
train/chunk_1473.wav
[ "data/train/chunk_1473.wav", "ugu laaban xabbad sigaar ah oo sii gamaaraysa wejigiisa guban" ]
train
train/chunk_1498.wav
[ "data/train/chunk_1498.wav", "ehelkooda ka soo bislayn doono lacag madaxfurasho ah in kasta" ]
train
train/chunk_656.wav
[ "data/train/chunk_656.wav", "aan magaalada imid tii xigtayba inta aan lacagtii koombo ku" ]
train
train/chunk_2191.wav
[ "data/train/chunk_2191.wav", "ayuu ku fekeray mar kasta oo uu ka fekero dadka" ]
train
train/chunk_130.wav
[ "data/train/chunk_130.wav", "u furay haddii ay ahayd in uu ka adkaado casharrada" ]
train
train/chunk_124.wav
[ "data/train/chunk_124.wav", "yar xakamaha ku qabtay oo ka dhigtay sange uu ugu" ]
train
train/chunk_2185.wav
[ "data/train/chunk_2185.wav", "ee wuxuu hubaa in ay qofnimadiisa oo dhan dhiseen wuxuu" ]
train
train/chunk_642.wav
[ "data/train/chunk_642.wav", "dib u xasuustay berigii uu isaga oo aan xamar cid" ]
train
train/chunk_2813.wav
[ "data/train/chunk_2813.wav", "waa in ay sidii lo daaq tagtay dugsiga mar ku" ]
train
train/chunk_2807.wav
[ "data/train/chunk_2807.wav", "dusha kaga tuuraa xumaha uu qaybta ka yahayna iska riixaa" ]
train
train/chunk_118.wav
[ "data/train/chunk_118.wav", "waad samayn kartaa haddii aad doontid waayo maskaxdeeda waad lee" ]
train
train/chunk_2436.wav
[ "data/train/chunk_2436.wav", "ku ah ku cabbudhin karo fuf kasta oo dhulka ka" ]
train
train/chunk_1659.wav
[ "data/train/chunk_1659.wav", "gaadhay ayuu si buuxda ugu wareegay shaqo kale oo uu" ]
train
train/chunk_1881.wav
[ "data/train/chunk_1881.wav", "taas oo ku khasabtay in uu malcaamadda ka tago intaaba" ]
train
train/chunk_497.wav
[ "data/train/chunk_497.wav", "uu uga aarsaday negeeye wuu yar fekeray dabadeed bilaabay qisadii" ]
train
train/chunk_2350.wav
[ "data/train/chunk_2350.wav", "gaashaanto si aanay mar dambe u dhicin haddaba yaa ka" ]
train
train/chunk_2344.wav
[ "data/train/chunk_2344.wav", "eego sida loogaga xaq sheegtay ayuu ku fekeray laakiin waxaasi" ]
train
train/chunk_1895.wav
[ "data/train/chunk_1895.wav", "ku taxnaayeen wacdi uu meelahaas ka maqlo mooyee waa markii" ]
train
train/chunk_483.wav
[ "data/train/chunk_483.wav", "jiray sidaas ayuu raage uga dheregsanaa taariikhda ay qoyskooda iyo" ]
train
train/chunk_2422.wav
[ "data/train/chunk_2422.wav", "kartida shakhsiga oo la xayiro ama la afduubo ee waxay" ]
train
train/chunk_1103.wav
[ "data/train/chunk_1103.wav", "ee aan la joogayna aad ayay ii daryeeleen waxaa se" ]
train
train/chunk_1665.wav
[ "data/train/chunk_1665.wav", "isaga waraysteen wuxuu sheegay in lagu eedeeyay musuqmaasuq laakiin ay" ]
train
train/chunk_1671.wav
[ "data/train/chunk_1671.wav", "sii xun oo ah mucaarad wuxuu sheegay in uu dhowaan" ]
train
train/chunk_2378.wav
[ "data/train/chunk_2378.wav", "adkaaday hannaanka hore haddii uu ka dambe u babac dhigi" ]
train
train/chunk_1117.wav
[ "data/train/chunk_1117.wav", "ayuu goostay go aan wuxuu ku gaadhay in uu dhakhso" ]
train
train/chunk_332.wav
[ "data/train/chunk_332.wav", "arkay talo aan habboonayn waxay kuu soo jiidi kartaa khatar" ]
train
train/chunk_2393.wav
[ "data/train/chunk_2393.wav", "bulshadaas ka mid ah wayddiinno labada hannaan ee ka la" ]
train
train/chunk_1842.wav
[ "data/train/chunk_1842.wav", "wuu cuslaaday muruqyadu waa ay adkaadeen intaa waxaa u dheer" ]
train
train/chunk_454.wav
[ "data/train/chunk_454.wav", "weyni ciddiyaha iyo miciyuhuna waa wada dildillaac iyo jajab korkiisana" ]
train
train/chunk_1856.wav
[ "data/train/chunk_1856.wav", "waxay ku noqotay dhimbiil wadnaha kaga dhegtay dumar ka waaweyn" ]
train
train/chunk_440.wav
[ "data/train/chunk_440.wav", "canaantay isaga oo kurtunkii iyo toorraydii labada gacmood ku sita" ]
train
train/chunk_2387.wav
[ "data/train/chunk_2387.wav", "wayddiimahaa iyo kuwo la mid ah marar badan rooble iyo" ]
train
train/chunk_326.wav
[ "data/train/chunk_326.wav", "in uu ahaa suul uu labada libaax midkood aabbihii toorrayda" ]
train
train/chunk_468.wav
[ "data/train/chunk_468.wav", "fuulay gorgor aad u weyn xirsi wuu yar hakaday oo" ]
train
train/chunk_2542.wav
[ "data/train/chunk_2542.wav", "sida ay kuwa cusubi taa u dhinac mareen maqaalkooda waxay" ]
train
train/chunk_285.wav
[ "data/train/chunk_285.wav", "yar ayuu bartay sababta aabbihiisa dhutiya loogu naanaysay micilibaax ee" ]